Remember the rape in Galmudug, the rapists have all been executed Live.

(Sawiro) Dhuusomareeb Maamulka Galmudug oo Xukun dil ah ku fuliyay Rag Kufsi Geestay
August 24, 2019
0

Maamulka Galmudugayaa Magaalada Dhuusamareeb Fakaaro ku yaalla ku jeedalay labo ruux oo loo heystay fal kufsi ah.

Xubnaha Garsoorka Ahlusunna ayaa ka Aqriyay Xukunka Rag Dhalinyaro ah oo loo Xiray Kufsi Guriceel ka dhacey Dhowr bilood kohor waxaana Markaa kadib Dadka hortooda la Keenay Maxaabiista oo ay Jeedleen Xubno Booliska Ahlusunna.

Galmudug ayaa saaka dadweynaha Magaalada ku wargalisay in ay yimaadaan barxadda magaalada si ay u daawaddaan xukunka lagu ridaayo labadda ruux ee loo heystay kufsi ka dhacay Guriceel.

68752055_1204871339685573_7894171399244218368_n.jpg
68864284_1204871376352236_6586787138208006144_n.jpg


10.gif
 

Trending

Top