Reerow Xassan: Jawiil is now Xaafad Xawaadle kkkk

Kalabayrka in Jawiil is our biggest customs the udeejeen dulsaars dont get a Penny from it
They live among Xawaadle using khuraafaad bug ah that they are their ayeeyo but since they joined Xaarsoor they have been paying the price we established Feerfeer Somalia that ended their imaginary border with reer aw xasan minority in Feerfeer Ethiopia. We built new deegaan in Sariiraale for Cabdi Yusuf of feerfeer, agoon Cabdalle, Xaruun Cali and reer Ugaas. Sariirale is that hill behind kalabayr

We removed udeejeen from mareerta gaagaabta after they clashed with Hawadle wo moved to there this is just the outside of Jawiil highway so they are in big 0 their east is Hawadle, their west is Hawadle their North is Hawadle and their south is Hawadle and we settle in jawiil as well so its gonna be Xawaadle Xaafad of Degmada feerfeer in the next 5 years 🤣🤣

Some Udeejeen who fear more punishment baa iska bariyeeleen kuwii hotelada Xamar ka soo hadley reerow xassan ayaa u jawaabay

Screenshot_20230712-143813.jpg
Screenshot_20230712-143813.jpg

Screenshot_20230712-143650.jpg


Screenshot_20230712-143534.jpg

Screenshot_20230712-141756.jpg

Screenshot_20230712-141808.jpg

Expulsion of Udeeeen from new hawadle mareer




"Reerka yar ee mudulood Ku dhax dulman, hiraabna aan waxba ka dhax gooynin, somalidana Ku dhax joogo Adan cade ayaa naga dhashay waxeey bilaabeen in aay wax ka sheegaan ururka barakeeysan ee xaqsoor oo loo dhisay in beesha xawaadle xeeyle duullaa lagula xisaabtamo.

Udeejeen xaafadaha xawaadle waa laga raray oo waxuu magan u yahay beelaha xaqsoor, tuuladii jawiil aheyd waxuu xawaadle ka garab dhisay tuulo kale oo mareer gaagaabta la dhaho oo hadda ka weyn kana dad badatay jawiil, ujeedkiisana waa in uu mar dhaw jawiil qaato.

Xaqsoorkii udeejeen difaacaayay ayeeyba caay Ku bilaabeen, si aay xawaadle xeeyla duullaa u qanciyaan!

Udeejeen waxuu Ku calaacalaayaa habar hirshabeelle bilaawgii si qalad ah xil uga qabatay in booskii reerka barakeeysan ee reer oow xasan ka qaateen, xaq ayeeyna u lahaayeen oo muddulood kaligiis wax walbo ma qaadan karo.

Udeejeen waxaan u soo jeedineeynaa in aay joojiyaan qancinta xawaadle, iyo wax ka sheega culimada barakeeysan ee reer ow xasan, xaqsoorna ayagga ayaa u baahan oo Ku badbaaday ee in aay ilaashadaan ayaan kula talineeynaa, haddeey diidaana sidii shangaani abgaal kaga soo raray in hiiraan looga rari doonno ha ogaadaan.

Xaqu-ha-guuleeysto."
 
Last edited:
Jawill strangled from all directions 🤣🤣

Sariiraale, mareerta iyo feerfeer Somalia new Xawaadle deegaamo. Sariiraale will be our new Kalabayr and mareerto the new jawiil 🤣🤣

Screenshot_20230712-155515.jpg

Screenshot_20230712-160207.jpg


Feerfeer DC visiting Mareer Gaagaab




Udeejeen scared of Hawadle retaliation after this udeejeen odey made empty threats 🤣🤣

 
Last edited:
I have to agree with Reer ow xassan Xawaadle iyo udeejeen wax isku galay maleh waana ka fac weynahay waxaan waa khuraafaad ay rabaan inay nagu dhex joogeen habartiin u sheega 🤣🤣

"

"Udeejeen hiiraan dhul kuma laha!

Reerka yar ee udeejeen la dhaho waxeey hiiraan Ku joogi jireen 2 arrin
1) in aay dhahaan xawaadle ayaan dhalnay oo reer abti u nahay, waana sheeko been ah sababta oo ah xawaadle xeeyla duullaa, hawiye ma ahan, waa meyle samaale, ninka meyle samaale ah ee hawiye ee irir samaale la eg sidee gabar muddulood ah u dhali kartaa?

2) waxeey hiiraan Ku joogi jireen in aay qeyb ka yihiin beelaha shanta culimo, inkastooyna wadaad laheeyn dad diineedna aheeyn.

Udeejeen waxeey dagan yihiin tuulo yar oo jawiil la dhaho, tuuladaas 4 jiho waxaa kaga wareegsan xawaadle, 1km kama bixi karaan oo xitaa arigooda waxuu daaqaa dhul xawaadle.

Tuuladaas yar ee hadda xawaadle 4 beeyno jaho ka dagay, kagana badan yahay ayeey xaqsoor la soo galeen, si aay u badbaadaan. Ururka xaqsoor ayaa difaacay, wax walbana u qabtay oo xawaadle ka dhiciyay. Halkii aay aheeyd in aay ururka xaqsoor difaacan waxeey hadda bilaabeen sheeko xawaadle iska iibin ah.

Waxaa hubaal ah in 10-ka sanno ee soo socoto udeejeen hiiraan laga waayn doonno, meeshaan 4-ta buush ugu taalana uu xawaadle qaadan doonno, ururkii difaaci lahaana waa ayagga afxumida iyo gardarada Ku bilaabay.


Xaqu-ha-guuleeysto."

0 ay ku jiraan 🤣🤣

Screenshot_20230713-090716.jpg



If you wanna stay with Hawadle you have to respect them. Im glad udeejeen joined Xaarsoor they lost their khuraafaad ayeeyonimo privilege and losing jawiil 🤣🤣

All ex shanta culimo moved to howlwadaag incuding udeejeen
Screenshot_20230713-093344.jpg



Screenshot_20230713-092413.jpg
 
Last edited:

Trending

Latest posts

Top