Reer Xamar EX-Afgooye demonstrated against Xaarmaajo Government.

FBIsomalia

True Puntlander
VIP
9a.jpg


2 Jan 2020 (Puntlandes) Bannanbax labaad oo rabshado wata ayaa dhacay magaalada Muqdisho, kadib markii dadweyne careysan isugu soo baxeen isgoyska Ex.-kontrol Afgooye ee qaraxu ka dhacay.

Dadka bannaanbaxaya ayaa xiray jidka isku xira Muqdisho iyo Afgooye, waxayna dhagxaan ku shidayaan Gaarigii isku daya inuu wadadaasi maro, iyado gubaya lugaha baabuurta.

Dadka banaanbaxa wada ayaa sheegay inay ka horjeedaan ciidamada dowladda oo Jiingad ku xiray goobtii ay ganacsiyada ku lahaayeen ee Ex. Koontrol Afgooye Qaraxa kadib, ayna tuhunsan yihin in dowladda ay la wareegeyso si ay ganacsato kale u siiso.

Puntlandes.com
 

Trending

Latest posts

Top