Bohol
VIP
He was on his way to his flight to UK via Hargeisa airport when his car was intercepted at Caynaba.
War Deg Deg Ah:Masuul U Dhashay Gobolka Sool Oo Lagu Qafaashay Caynaba,
Jun 26, 2018
Laascaanood[Khaatumonews}Maleeshiyaad Ka soo jeeda Beesha Bariga Burco ayaa duleedka caynaba ku qafaashay masuul u dhashay gobolka sool.
Axmed maxamed xasan qaal oo ah qurba joogta ss ee naalaye Axmed oo dhawaan soo booqday deeganada Sool sanaag iyo cayn ayaa goor dhawayd caynabo gaadhi lagala dagay Xili uu ku jiray safar uu ugu socday inuu magaalada hargeysa uga boqoolo dalka ingiriiska oo uu degan yahay, waxaana afduubay ciidanka jeegaanta ee beesha habar jeclo illaa hada lama garanayo jihada ay u kaxaysteen,
Maaha markii ugu horeesay ee maleeshiyaadka jeegaantu ay si badheedh ah u qafaashan masuul ama qof shacab ah oo ka soo jeeda SSC waxana qafaalashadan sii koro dhay tan iyo markii lagu jabiyay dagaalkii tukaraq
http://khaatumonews24.com/2018/06/2...ashay-gobolka-sool-oo-lagu-qafaashay-caynaba/