Ramadan Wanaagsan

Status
Not open for further replies.

AdoonkaAlle

Ragna qowl baa xira, dumarna meher baa xira.
Dhamaantin waxaan idin wada rajaynaya ramadan wanaagsan oo khayr leh.

Bishaan waa mid fadli oo fursadaado badan leh ee ka faaidaysta walaal

May Allah forgive each and every of your shortcomings and accept all your good deeds in this blessed month

Ameen thumma Ameen
 
Status
Not open for further replies.
Top