Question

AdoonkaAlle

Ragna qowl baa xira, dumarna meher baa xira.
You don't have permission to view the spoiler content. Log in or register now.

Horta waxaad tahay nin gaal ah & I’m assuming the girl waa gabar muslim ah sidas darted I suggest you leave her alone as Islam doesn’t permit any sort of relationship between a gaal & a muslim woman.

btw, her feelings and sensitivity to pleasure wouldn't change despite the circumcision. Specially if she had what they call Sunni Circumcision although there is no such thing as Sunnah Circumcision. Girls who were born in cities like Kismayo and Muqdishu mostly had that version, which was mild. I personally oppose both as they are non-islamic pracrtice, just sharing my knowledge.

sxb if there’s no such thing as a sunni gudnin for dumarka why in the world is it labelled so if it had no basis in the deen?

Unfortunately due to either being indoctrinated or biased people seem to forget that these procedures they condemn unequivocally are also carried out in the west albeit under a different label FGCS ( female genital cosmetic surgery).

When they are carried out in non cadan countries in any setting setting (ie medical/non medical setting ) it’s deemed to be “muitilation “ Laakin when it’s carried out in cadan countries it’s freedom. Even worse it’s illegal for non-cadan women to get the same procedures that are offered to cadan women whilst being in the same country. There’s been multiple cases where families & young girls have been profiled due to the racist laws & prejudices about this practice.

The discrimination & racism surrounding gudninka dumarka is double fold yet you’ll hardly hear any sort of remarks coming from those who condemn it. It’s easier for these activists to tell non cadan women that they’ve been “muitilated ” than it is to tell cadan women the same despite undergoing similar procedures.
 
Horta waxaad tahay nin gaal ah & I’m assuming the girl waa gabar muslim ah sidas darted I suggest you leave her alone as Islam doesn’t permit any sort of relationship between a gaal & a muslim woman.

sxb if there’s no such thing as a sunni gudnin for dumarka why in the world is it labelled so if it had no basis in the deen?

Unfortunately due to either being indoctrinated or biased people seem to forget that these procedures they condemn unequivocally are also carried out in the west albeit under a different label FGCS ( female genital cosmetic surgery).

When they are carried out in non cadan countries in any setting setting (ie medical/non medical setting ) it’s deemed to be “muitilation “ Laakin when it’s carried out in cadan countries it’s freedom. Even worse it’s illegal for non-cadan women to get the same procedures that are offered to cadan women whilst being in the same country. There’s been multiple cases where families & young girls have been profiled due to the racist laws & prejudices about this practice.

The discrimination & racism surrounding gudninka dumarka is double fold yet you’ll hardly hear any sort of remarks coming from those who condemn it. It’s easier for these activists to tell non cadan women that they’ve been “muitilated ” than it is to tell cadan women the same despite undergoing similar procedures.

Addoonka Alle

Waxyaalo badan oo sunnah lagu sheego laakiin aan lahayn nas xaqiijisan waa badan yihiin. Gudniinka dumarkaa ka mid ah. Adiga haddaad hayso daliil diinta ku salaysan oo xaqiijisan soo dhig halka.

Arrinta naagaha caddaanka alaabtooda xirta ama operation kalee isqurxis iyagu ka wadaan isku sameeya, taa diin ma ahan ee qofka isaga wuxuu doortay waaye saxib.

Waxa la isku haysto waa arrin diimeed ma tahay gudniinka dumarka mise? Wixii operation isqurxis iyo waxaa kale, ama naag gaal ah ha samaysato ama mid muslimad ah, waa arrin su'aasheeda culumada si gaar ah uga hadli karaan. Aniga taa kama hadlin.

Gudniinka fircooniga waa wuxuushnimo. Kan sunnada lagu sheegaayana daliil kuma dhisna xaqiijisan xagga dumarka. Marbaan aqriyay in Culumada qaar fasaxeen caafimaad ahaan naagaha qayb ka mid ah farjigooda in la gooyo, caafimaad ahaan hadduu ku dheeraado.

Anigu shaqsi ahaan, ISLAAM waxaan u aqaan Ilaahaa yiri iyo Rasuulkiisa wax ka sugnaaday oo muslimiintana kuwada heshiiyeen.
 
Gudninka dumarka waa shay ay diinta ogoshahay, waligedna dood kama jirin beriyahan dambe moyaane. Hadi aysan diinta ku salaysnayn culumada dhamaantood wayba diidi lahayeen shacabka muslimiintana kuma taali lahayn in ay dumarkooda gudan. Cadaynta tusaysa in gudninka dumarka ariin xalaal ah waxaa ka mid ah axaadista soo socota.

1) Nebiga ﷺ wuxuu yiri Fitra shan shay ayaa ka mid ah: Shaarubaha oo la gooyo, Timaha oo la xiiro, timaha kilkilaha oo la rujiyo, Cidiyaha la gooyo iyo Gudniinka.'

2) Nebiga ﷺ wuxuu yiri Haday kulmaan labada gudniin (waa gudniinka ninka & gudniinka naagta - micnaha ay isu galmoodaan) waxaa waajibay qubeys. Xadiiskani wuxuu tusaayaa inay mashruuc tahay in dumarka la gudi karo.

3) Nebiga ﷺ wuxuu yiri isaga oo la hadlaaya haweeney gabdhaha gudi jirtay oo la oran jiray Ummu Cadhiyah Midida taabsii uun oo ha wada gooyn, sidaa ayaa u wanaagsan haweenayda ninkeedana sidaas ayuu jecelyahay. Hadaba xadiisku wuxuu tusayaa inay mashruuc tahay oo ay banaantahay in dumarka la gudo

Hada aan soo koobo raaiyada culumada ku sabasan gudninka hablaha waa sadax

1. Qaar waxay yiraahdeen waa waajib in la gudo gabdha sida madhabtaa shaficiiga

2. Qaar waxay yiraahdeen waa sunnah sida madhabtaa maaliki iyo xanaafiyada

3. Qaar waxay yiraahdeen waa wanaagsantahay

Tayda kale, sababta aan qaalimada qurxinta xubinta taranka haweenka (FGCS) meesha kusa bandhigay waa si aan muujiyo takoorkooda marka ay khusayso gudninka haweenka ay diinta ogooshay. Side ay ku dhacda in ay ka doodan gudnika hablaha isla markaana ogoladaan FGCS ? aqli gal ma ahaan sxb.
 
Top