Suaal: Xililiyada dhibaatooyinku dhacaan sida abaaraha iyo fatahaadaha, waxaan mar walba aragnaa culimada Salafiga sida Sheikh Maxamed Cabdi Umal iyo kuwa kalaba oo u istaaga abaabul iyo tabarucaad loogu gargaarayo umada Soomaaliyeed ee dhibaatooyinkaasi saameysay. Kuwan Suufiyada iyagu maxaa loo waayey iyagoo sidaas sameeya?
Waan aragnay Suufiyo wax kaga qaata un sida ziyaaro, mowliid IWM, laakiin weli maanan aragnay iyagoo umada wax ku celinaya. Why?
Waan aragnay Suufiyo wax kaga qaata un sida ziyaaro, mowliid IWM, laakiin weli maanan aragnay iyagoo umada wax ku celinaya. Why?