The two men behind the attack on AAW house in 2017 and bitter enemies now have made peace
QOOR QOOR oo kulan isugu keenay CC Shakuur, Saadaq Joon iyo Kulane + Sawirro
Dhuusamareeb (Caasimada Online) - Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa xalay saq-dhexe kulan foolka fool ah isugu keenay siyaasiga caanka ah Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, Saadaq Cumar Xasan (Saadaq Joon) iyo Cabdullaahi Aadan Kulane (Jiis) oo saddexdooduba loo doortay xildhibaano ka tirsan...
www.caasimada.net