#Puntland: Gudoomiyaha Qardho ee ku yimi hal qof iyo hal cod oo safar shaqo ku gaaray Dalka Japan
β Waxaan safar ku tagnay Magaaladda Hiroshima ee dalka Japan, kulamo kala duwan la qaadanay gudoomiye ku-xigeenka gobolka iyo Gudoomiyaha Magaaladda Hiroshima. ujeedada kulanku wuxuu daaranaa in aan iska warsano waxa aan iska kaashankarno Magaaladda Hiroshima iyo guud ahaan dalka Japan. waxaan kaloo ugu waranay in dalkeenu uu yahay dal khayraad badan leh oo dihin, iyaguna ay yihiin dal aqoon iyo khibrad uleh wax soo saarka iyo dib udhiska sidaas daraadeed aan wax badan kala faaiidaysankarno. sidoo kale waxaan booqanay goobtii dalka maraykanku uu nukliyeerka ku dhuftay sanadkii 1945 iyo (Hiroshima Peace Memorial Park) oo ah goobta lagu kaydiyay dhamaan raadadkii ka dhashay dhacdadaas sidoo kale waxaan booqasho ku tagnay xurinta shirarka ee golaha deegaanka Magaaladda Hiroshimaβ ayuu yiri gudoomiye Qaal.