Puntland's Northern seas being robbed! Fishermen bullied

Status
Not open for further replies.
Gardufui is being assaulted


XEEBTA-CALUULA.jpg
 
Kalluumeysatada ku nool degaannada ku teedsan xeebta gobolka Gardafu’ ee Puntland, ayaa ka cabanaya, doomo iyo maraakiib jariif ba’an ku haya xeebaha gobolkaasi.

Qaar kamid ah kalluumeysatada gobolka, ayaa warbaahinta Puntland Post u sheegay in ay wakhtigan gebi ahaanba joojiyeen, shaqada maalmeedkii kalluumeysiga, kadib markii doomo iyo maraakiib hubaysan oo jariif ah ay xeebaha soo buuxiyeen.

Maraakiibta iyo doomaha jariifka oo wata shabaago waaweyn, ayaa xaaluf ba’an ku haya, kalluunka iyo khayraadka kale ee badda ku hoos nool, waxaana ay gudaha u soo galeen xeebta dhanka berriga xigta sida ay sheegayaan kalluumeysatada halkaasi ku sugan.

β€œWaxaan weligaya na soo marin baa halkaan ka socda, habeenkii xeebta waxaad mooda in magaalooyin waaweyn ku yaallan, markii qorraxdaasi dhacdo ayaa waxa is-qabsanaya iftiin iyo layrar garbo siman ah waxaasina waa maraakiib jariifa” ayuu yiri mid kamid ah kalluumeysatada.

Sidoo kale, maraakiibta iyo doomaha jariifka ah ayaa curyaamiyay, qalabkii ay ku jillaaban jireen kalluumeysatada gobolka, iyagoo guud ahaan burburiyay shabaagihii yaryaraa iyo saxiimadihii, islamarkaana wax dhaqdhaqaaq ah u diiday kalluumeysatada , maadaama sida la sheegayo ay rasaas ku ridayaan saxiimadaha iyo laashashka badda u socda.

β€œkalluumeysatadu hadda maba shaqeeyaan, waayo? Qofkii xeebta galaba waxaa rasaas ku furaya maraakiibta jariifka ah, waxaana ay u sheegayaan in uu dib u laabto haddii kale la dili doono, weliba dad afsoomaali ku hadlaya ayaa meesha saran” ayuu yiri kulluumeyste kale.

Maraakiibta iyo doomaha jariifka, oo qaarkood laga leeyahay dalalka Iran iyo Yemen, ayaa la sheegayaa hadda in ay ilaa 10 nautical mile ka soo dhowaadeen, halkii ay hore u jariifayeen ee xeebta gacanka Gardafu’ kadib markii ay xaalufiyeen meelihii hore.

Qaar kamid ah kalluumeysatada ayaa ku hanjabaya in ay is abaabulayaan, si ay ula dagaallaman jariifkan xadka ka baxsan oo ay sheegeen in uu fadhiisiyay shaqa-maalmeedkoodi kalluumeysiga,taasi oo laga cabsi qabo in ay mar kale dib u abuurto burcad-badeedii Soomaalida.

Gobolka Gardafu’ ayaa ka kooban 5 degmo oo dhammaantood xeebleh, iaydoo nolosha gobolka ay ku tiirsantahay kalluumeysiga iyo xoolaha-nool, waxaana wakhtigan gobolka ka jirta abaar baahsan oo inta badan manfac-tirkay xoolaha, halka kalluumeysigiina ay isbaaro u dhigteen jariifayaal shisheeye.

Magaalo-madaxda gobolka ee Caluula iyo degmooyinka kale ee Baargaal, Bareeda, Gumbax iyo Murcanyo ayaa si isku mid ah looga soo cabanayaa jariifka xadka ka baxay.

PUNTLAND POST
 
Gardafuu is isolated and most puntites live around the main road eastern bari is vulnerable we need to protect them.
 
Iranian and Yemeni according to the article.
Were they in our waters? We really need to get our shit together. Mogadishu is holding us back. We need to train our own army and navies so we can smart least have excellent security in North Somalia. I really wish the capital would be relocated to galmadug or somewhere SL or Pl just so we can build a wall between mudug and the rest of Somalia.

At this rate we will be violated forever. A border wall must separate galmadug from the rest of somalia until they can stabilise. We need a east Germany/ west Germany type wall.

aelenr.png
 

SirLancelLord

Reformation of Somaliland
VIP
At night, the seas are lit with lights from many foreign fishing vessels.

They are armed and shoot at native fishermen.

They have even damaged their equipment and fishing vessels.

Where is PMPF???

This is heartbreaking.


https://puntlandpost.net/2019/04/03...qarka-u-saaran-in-burcad-badeed-ka-abuuranto/

Saw a picture a few months ago just after Farmaajo signed it.

A Somaliland Coastguard patrolling around Las Qoray took a pic looking east towards PL and see so many lights in the water.

SL & PL coastguard need to work together to stop all this, they could easily prevent the Chinese together
 

XamarWeeaboo

You expected something here didn't you?!?!?
At night, the seas are lit with lights from many foreign fishing vessels.

They are armed and shoot at native fishermen.

They have even damaged their equipment and fishing vessels.

Where is PMPF???

This is heartbreaking.


https://puntlandpost.net/2019/04/03...qarka-u-saaran-in-burcad-badeed-ka-abuuranto/
Welcome to Somalia Abaayoo:ulyin:
Where everything you own is taken by others.
Perhaps your "President" should work with Mogadishu and agree to establish a national navy, which will ensure that our seas aren't touched by foreigners
 
Welcome to Somalia Abaayoo:ulyin:
Where everything you own is taken by others.
Perhaps your "President" should work with Mogadishu and agree to establish a national navy, which will ensure that our seas aren't touched by foreigners



The same Mogadishu that allows China access for 1 million dollars?
Ok aboowe.

Mogadishu's President cannot even control the army in the South let alone establish a navy.
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top