Puntland President Deni Flying To Kismayo Today: Flex Mood!

https://puntlandpost.net/2019/10/09/madaxweyne-deni-oo-maanta-ku-wajahan-kismaayo/

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sida qorshaysan maanta oo Arbaco ah u safraya magaalada Kismaayo halkaasi oo uu kaga qeyb-galayo caleema-saarka madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam.

Xubno ku sugan madaxtooyada Boosaaso ayaa warbaahinta Puntland Post u sheegay in madaxweyne Deni uu maanta u dhoofi doono magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee Jubaland si uu uga qeyb-galo munaasabadda Caleema-saarka Axmed Madoobe oo la filayo in la qabto maalmaha soo socda.

Xafiiska madaxweyne Deni ayaa ka gaabsaday in ay faahfaahin ka bixiyaan sida uu ku tegi doono magaalada Kismaayo xilli ay Jubaland saarantahay xayiraad dhanka socdaalka ah oo ay ku soo rogtay xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Sidoo kale safarkiisa ayaa ku soo beegmay iyadoo uu xalay natiijo la’aan ku dhammaaday kulan dhexmaray madaxweyne deni iyo wasiiro ka tirsan xukuumadda Federaalka Soomaaliya kuwaasi oo ka dalbaday in uu ka baaqdo caleema-saarka Axmed Madoobe islamarkaana la dhammeeyo khilaafka Puntland iyo Villa Somalia.

PUNTLAND POST
 
Why is Deni focusing on politics, he needs to focus on what he is good at. Economy and anti corruption is more important
 
We shall see.

If by the end of today dani is not in kismaayo then you will be labelled as a liar and puntlandpost as fake news.

:denzelnigga:
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
deni-iyo-axmed-madoobe-660x437.jpg


KAB IYO LAX.

SADE FACE Realizing his Ugaas Role is always waiting and Hawiyenimo i going back to HS/GM/HAMAR level by themselves which he knows what is gonna happen. Sade Hawiye pact which is nothing more then politics, isn't BLOOD. He will be welcomed back to his dhaxal role UGAASNIMO, below Boqor, a DUKE type level but higher then caaqilo, beeldajaha, islaan, etc

EFp63awXUAIXw_G.jpg


Sade deep down hates Hawiye more then Kab iyo Lax even though they act like it's kab iyo lax. Why? cause if hawiye got it's act together he knows kab iyo lax will accept any solution for a govt even a sade and hawiye govt for 100 years. But hawiye yaa wax uu sheego, everyone has tried. everyone has failed even ISAAQ AFTER IRIR PACT COLLAPSED, SADE JVA COLLAPSED, NOW MURUSADE ONE IS ON THE ROCKS. Notice Ina siyad died in Oman, he is welcome in Mahra lands, he is son of darod, but he is UGAAS STATUS there and there is no fkn hawiye back up. Darod don't touch anyone DHAXAL in the clan family, it's traditional lama taabtaan weeye. Culturally. Politically anyone can forge political alliances they never last however SNM/USC, JVA/CAYR, ABGAAL/MJ Is closer to last long cause HARTI ABGAAL WAA LINKED TO HARTIS IN PL, HABARTU ANAGAY NA SOO GASHA. Ogaden is brave they haven't utilized they're dhaxal in oman and east yemen mukalla, u hardly see them, they still believe Somalia has hope weli lama cararan kkkkk as darod go back on ur boat to yemen iyo oman markay hawiye yirahdan u think cayaar weeye nor has osman mahmoud, omar, issa. We gob maxamud salebaan we wont give up on Somalia, ali salemaan has strongly obviously, refugee boy weeye. But maxamud saleban, Sade, Ogaden are strong in the land of somalia and not NUDGING
 
Last edited:

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Will Somalis accept us BOQOR SOMALIYEED. WE ARE HALF DIR THRU THE MOTHER. BOW DOWN, DIR IS ANCIENT SOMALIS, WE WILL TAKE THE MANTLE, BUT IT'S UP TO SOMALI TO DECIDE IF OSMAN MAHMOUD SHOULD BE CROWNED THE LONGEST REIGNING ACTIVE KINGDOM IN SOMALIA. MA JIRO SALDANAD KALE RUN AHANTI OO FAC WAYN SIDISA OO KALE. MA JIRO DIR KINGDOM LA FAC AH BOQOR OSMAN MAHMOUD.

IMAM ABGAAL IS PRETTY OLD I THINK ALSO. SULTAN OF WARSANGELI IS OLDER THO. I WOULD CLASS THEM AT SULTAN OF WARSANGELI LEVEL KUWASI. BUT THE OSMAN MAHMOUD KINGDOM IS HERE BABY. AJUURAN ISNT SO HE CANT CLAIM LONGER NOR ALL THIS AHMED GUREY NONSENSE, WAX YAALO MANTA MA TAALO.

KA XISHOODA BOQORKINU. Look How Gaalo Treats him like a Royal King

DHD2u-1VoAAERwv.jpg


The turbans are interesting, we must've traded with Indians no doubt, maybe it was like our UAE business center to do shopping, that's my suscipion like now. We had extensive trade network without a DOUBT look at them sxb and compare it to the average somali like my awoowe who dressed like traditional somali miyi in my profile photo.

That's why deep down I know the royals are @Gibiin-Udug but I just don't like how ppl say u can't 'remove' the king, u can remove him, as long u destroy the whole lineage and claim the next lineage as next in line. That's why your lucky u keep bah dubays at bay, we weren't coming for the KING like ali saleemaan usually does or dubays, we were coming for MAXAMUD YUSUF boys and all of the males, not the ladies, wala gursan laha naagaha. Waxba looma reebi lahayn sidan gabi bah dir iyo gebi ahaan'ba maxamud yusuf haday hirgali lahayd qorshaha bah dubays and our self appointed BOQOR, boqor iskisa isku taagay weeye but he was adamant and poised and determined at least. He dedicated 3 lineages of bah dubays so it meant FULL OUT WAR NOT HIT A RUN LIKE ALI SALEEMAN ON THE KING. 3 LINEAGES YOUR TALKING AT LEAST A FEW HUNDRED SOLDIERS BACK THEN, BARE MINIMUM. THEN WE CAME DOWN TO 13 MALES IN NUGAAL, XASUUQ WAYN BA NAGU DHACAY
 
Last edited:

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Even MJ miyi class is very civilized in comparison to ROYAL CLANS OF HAWIYE of abgaal i mean. Yes abgaal are nice and all that but look at the moryan level they have. U dont see that in BAH DUBAYS.


358.jpg


They call this reer badiye in PL someone like this, which is what most bah dubays are. But we are not fkn hawiye tho. We dont brag about wars and always say 'amaan aan kala helno' and that's our miyi class. Ur civilized class in hargeisa and mogadishu are on tv and shit bragging about wars.

Badiye is my class, most puntites refer to us 'reer miyi' and that is what ancient reer miyi looked like in 1940s in NUGAASHA. Osman mahmoud look down on reer nugaal looooool, reer nugaal look down on reer mudug except reer mahad islaan class, bah dubays look down on issa mahmoud as uncivilized. Bah dir looks down on all of us lol. Its weird ring wallahi from what I seen
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Somalis want a secret my dad shared. Boqor Osman mahmoud kingdom was more civilized then All arabian. He said look at the pictures of SAUD KING and what he is wearing and his 'dukes' and compare it to the ROYAL osman mahmoud. Dont look at the poverty today on the land, just look at the history and dhaqan, all the poverty can change in a second when you have a royal history. There are some Somalians especially all isimada soo jireenka dalka somalia oo og muhimada BOQOR OSMAN MAHMOUD. U saw them caleemo saarka dee.

But as somalis just google king saud 1920 and see what he looked like and his people and look at boqor osman GLAMOUROUS ROBES AND TURBAN AND GOLD. LOOK AT OUR MIYI CLASS LIKE ME AND MY PROFILE PHOTO. LOOK AT OUR DIFFERENT CLASS OF PEOPLE. MAJERTEN WAA FAANA LAKIN WAX LAGU FAANO BAAN HAYSANA MA BEEN BA SOMALIYAY
 
They are begging Deni to not go, offering millions...

XOG: DFS oo Malaayiin Dollar u balan-qaaday Puntland, Haddii ay ka baaqsato Jubbaland.

MUQDISHO(P-TIMES) – Warar hoose oo ay PUNTLANDTIMES ka heshay wafdiga wasiiradda ah ee katirsan Xukuumadda Soomaaliya kuna sugnaa magaalada Boosaaso ayaa xaqiijinaya in Ra`iisulwasaaraha Xukuumadda Faderaalka Xassan Cali Kheyre, uu lasoo xariiray wafdiga abaarihii 11kii fiidnimo xiligaas oo loosoo baxay Cashada wafdigan uu u sameeyey Madaxweynaha Puntland.

Mid kamid ah xubnaha golaha Wasiiradda oo uu khadka telfoonka kula hadlayay wasiirka koowaad ee Xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre, ayuu u sheegay in haddii Puntland ay ka baaqsato Kismaayo ay heli doonto 12 Malyan oo Dollar, taas oo toos loogu shubayo Xisaabta wasaaradda Maaliyadda.

Raysalwasaaraha ayaa sheegay in ay tahay kabid Miisaaniyadda Puntland 3 bilood gudahood lagu sameyn doono, isagoo sheegay in ay sidaas oo kale fulin doonan mashaariicda muhiimka ah ee waqtigan taagan.

Xogtan oo aan ka helnay golaha Wasiiradda ee tagay Boosaaso, mid kamid ah ayaa sheegay in ay ku jirtay in la fasixi doono mashaariicda World Bank oo hadeerba caawiya Puntland, balse lasii kordhin doono taageerada dhaqaale ee ay ku kabayaan Miisaaniyadda Puntland iyo dib u shaqaaaleysiinta shaqaalaha dawladda.

12-ka Malyan ee Dollar ayaa ahayd mid siyaasadeysan oo la doonayey in Puntland & Jubbaland lagu kala gooyo, wararka qaarkood ayaa sheegaya in ay wafdigan si cad ugu sheegeen Madaxweynaha Puntland in sidaas lagu yiri, isagoo diiday dalabkooda.


https://puntlandtimes.ca/2019/10/xo...day-puntland-haddii-ay-ka-baaqsato-jubbaland/
 
12 Million Dollars to isolate Jubbaland?

This corrupt government wants to bribe us with money that Puntland is already entitled to.
N&N has a habit of throwing around state money as if they own it.
 

Trending

Top