Waa Jadwalka shaqo ee dhameystirka Doorasho hal qof iyo hal cod ah oo Shacabka Degmooyinka Puntland ay kusoo dooranayaan Goleyaashooda deegaanka. Waxaa Qorshuhu yahay January 2023 in Puntland ay yeellanayso saddex Xisbi Siyaasadeed oo rasmiya, inshallah.
Shaqadan socota ee awooda loogu dhoweynayo shacabka waa mid aytahay in lagu garab istaago Dowladda iyo Guddiyada ka shaqeynaya, wax ka weyn majirto in dadku codeeyo hore weynu u sameynay inta hartayna inshallah waa ku guuleysanaynaa in la dhameystiro.
