Puntland Local Elections 2023 & Presidential Elections 2024

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Sawirro: Guddiga KMG ee Doorashooyinka Puntland ayaa maanta xafiis ka furtay Gaalkacyo
28 August, 2021 | Filed under: Wararka maanta | Posted by: puntlandes
28 Aug 2021 (Puntlandes) Guddiga KMG ee Doorashooyinka Puntland (TPEC) ayaa maanta xafiis ka furtay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, iyadoo munaasabad ballaaran loo sameeyey.

Guddoomiyaha Guddiga Guuleed Saalax Barre ayaa xariga ka jaray xafiiska cusub ee TPEC ku yeelanayso gobalka Mudug, waxaana kala qayb galay, Afhayeenka Guddiga Cabdinuur Sheekh Maxamed Isxaaq, Gudoomiye ku xigeenka degmada Gaalkacyo Shaafici Cabdullaahi Warsame iyo qaybaha kala duwan ee bulshadda.


2eg3-768x512.jpg


2eg3a-768x512.jpg


2eg18-1024x683.jpg
 

Trending

Latest posts

Top