
Puntland maaha Muqdisho ama koonfur oo dulmiga iyo xumaanta lagu Abtirisado muddo ka badan 30 sano, garab iyo hiil la isku siiyo xumaanta ama aysan ka jirin dowlad soo qabata danbiilaha
Adduunka dulmi iyo danbi waa dhacaa balse Puntland iyo Koonfurta Somaliya waxay ku kala duwan yihiin ayaa ah, Puntland danbiilihu kuma badbaado, garab iyo hiil laguma siiyo xumaan shaqsi ama koox ay ku kacdo, saacado kadib hoygiisu xabsi ayuu noqdaa danbiilaha Puntland jooga, sida aad maantaba wada aragteen
Muqdisho bil kahor hooyo 80 jir ah oo tuugsanaysa ayaa ninkii tukaanka lahaa madaxa faas kala dhacay, maxaa ii waydiisay lacag darteed, cidna isma waydiin dulmigaas danbiilihiina lama soo qaban, waxaan Ogayn kuwo nolosha lagu gubay, kuwo dabaq laga soo tuuray oo cidna loo qaban
kii u danbeeyay Muqdisho waxa uu ahaa Askarigii naafada ahaa ee gabooye, ee tukaanka dhexdiisa lagu garacayay, wali lama soo qaban askartii
Ugu danbayn Puntland danbiile kuma badbaado, Puntlandna maaha koonfur iyo Muqdisho ee system iyo dowlad ayaa ka jira.
P.Power

Ada iska leh bosaaso ina afweynoow cidi kaama xigto boowe ficil gabar yar oo xanaaqsan ku kacdayna gun ku noqon mayno kuwa falkaa gaystayna ciqaabtoda hortaada lagu marinaya


Raali noqo hooyo



Puntland dad goba jooga dulmi la iskuma taageero