DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
I like the interior better then the 'lego' style modernist. Garowe Barber

26219260_1928029407445736_1813943454384967488_n.jpg

26168727_1928029417445735_7362786983838996947_n.jpg

26195882_1928029444112399_7829828780809083205_n.jpg

26169805_1928029257445751_3029779009764316166_n.jpg
 
DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Gaalkacyo waxaa laga hirgaliyay Xarun ganacsi oo casri ah laguna magacaabo ASAL ETHIOPIAN FOOD, Taas oo laga helayo Dhamaan cuntooyinka Ethiopia, Sida Canjeel Daafi noocyo kala duwan ah, Quraac food, Ukun iyo Faasuuliyad,

Sidoo kale waxaa diyaar ku ah noocyada kala duwan ee cabitaanka, Bunka Itoobiya iyo adeegyo kale.

Xaruntan loo dhisay habka caseiga ah ee jawigeedu dagan yahay waxay ku taala aaga suuq Barwaaqo waxayna daris la tahay Xaafiiska shirkada Safarada ee Super

298749693_182422104239819_210875451148753429_n.jpg

298766392_182422140906482_520884839089686999_n.jpg

298728354_182422170906479_559797746084831463_n.jpg

298580617_182422310906465_1551706427970482299_n.jpg

298574985_182422010906495_8981623683761751817_n.jpg
 
I've never had Ethiopian food, I'll check it out insha'Allah
 
DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa laga furay Sumaya Restaurant and Cafeteria, waxaana caawa lagu daah-furay munaasabad balaaran oo af-fur ahayd.

Sumaya Restaurant and Cafeteria ayaa laga heli doona Cunnooyin iyo Cabbitaano noocyo kala duwan leh, waxaana la furay, xilli aad loogu baahna meher noocaan ah.

Wax-garadkii, Aqoon-yahanadii, Nabad-doonadii, Haweenkii iyo Dhallinyaradii ka qayb galay xaflada ayaa u mahadceliyay dadkii magaalada ku soo kordhiyay ganacsigaan.

Sumaya Restaurant and Cafeteria ayaa mataan la ah Shirkadda HAS GAS oo dhisme qurux badan ka hir-gelisay Gaalkacyo, kaasoo sare u qaaday bilicda magaalada.

Sumaya Restaurant and Cafeteria ayaa ku taalla xarunta wayn ee HAS GAS ama ka soo horjeedka xerada Kabida.

Xigasho:-Kasmaal Media

99436258_10158304897166878_5212395490364096512_n.jpg

99110165_1805627116233934_8300477929670836224_n.jpg

97976983_1805627412900571_7993286325174272000_n.jpg

98089020_1805627949567184_1965732108185894912_n.jpg

97977338_1805628009567178_2015277918904647680_n.jpg
 
DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
@FBIsomalia @Calaami Puntitequeen spread the word to Puntites to get on-board Durdur Telecom. Puntite owned

Shirkadda Ugu internet-ka Jaban Africa.
𝐎𝐠𝐚𝐲𝐬𝐒𝐒𝐬 𝐟𝐚𝐫𝐱𝐚𝐝 π₯𝐞𝐑:
Waxaan dadwaynaha ugu bisharaynaynaa in todobaadka xoriyada ay bilaash yihiin π’π’π¦πœπšπ«π-𝐀𝐚 π’π‘π’π«π€πšπππš, hadaba ka faa'idayso oo qaado mantaba.
Wuxuu xirmayaa 2July,
#durdursimcard
#doubleyourspeedtoday
#5G
#Puntland

354532255_23856087791040199_4656345370905712506_n.jpg

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Get Puntites away from Dahabshil(dhiigshiil), U wud think the largest diaspora is Puntites who that clown made money from and he would pressure Muse Bihi to be Puntland compliant, but no he does the opposite, he even contributes to Muse Bihi War on SSC. Cajiib.

The solution >>>>> Move to Amal or Tawakal or Iftin.
 
DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Makhaayadaan waxaa layiraahdaa AFWAAD RESTAURANT BOSASO waxaa iska leh YEMENIYIIN waxay sameeyaan different culture food

Manzana

𐒖 π’šπ’’π’˜π’‚π’—π’† 𐒖𐒒𐒆 π’ˆπ’‚π’‡π’™π’’π’Œ π’π’šπ’’π’‚. PIM.

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Puntitequeen their could be a big boom in hospitality, imagine everyone opening up restaurants with different cuisines and bringing chefs from their country. Imagine getting any cuisine U want. Huge potential but their current focus is fast food, I would open up full blown restaurant experience focusing on some foreign theme. We need a cafe and restaurant scene in PL, their is a huge potential yet untapped.

Trending

Latest posts

Top