Galmudug oo loo gacan-geliyey dad loo karan-tiilay fayruska Corona
April 2, 20200
Guddiga ka hortaga faafitaanka Coronavirus ee Puntland ayaa ku dhawaaqay in ay Galmudug ku wareejiyeen todoba qof oo si ku meelgaar ah loogu karan-tiilay magaalada Garowe.
Shaqsiyaadkaas ayaa kamid ahaa toban qof oo kasoo gudbay xadka Somaliland. Saddex kale waxaa la sheegay in ay Garowe ku dhameysan doonan muddo huuriska xanuunka.
Sidda ku xusan qoraalka kasoo baxay guddiga, todobada qof (ayaa maamulka uu hogaamiyo Axmed Cabdi Kaariye [Qoor-qoor] lagu wareejiyay 1-dii bishaan April, sanadka 2020.
Dhanka kale, war-saxaafadeedka ayaa lagu caddeeyay in degaanada Puntland uusan ka jirin kiis la xiriira cudurkaas. Si lamid ah, waxay sheegeen in aysan shalay diiwaan-gelin kiisas cusub.