Puntland Forces Cross West Of Tukoraq Sool into Temporary SL PL border

Status
Not open for further replies.

Yonis

Puntland Youth Organiser
FKD Visionary
VIP
KUMAANDOOSTA PUNTLAND OO GAARAY XUDUUDA FOG EE PUNTLAND LA WADAAGTO SOMALILAND


Cutubyo ka tirsan ciidanka kumaandoosta PUNTLAND ee Danab oo uu hogaaminayo Korneyl Jimcaale Jaamac Takar ayaa gaarey xuduudka fog ee Puntland la wadaagto Somaliland sidey PUNTLAND POST u xaqiijiyeen dadka tuulooyinka Tukaraq iyo Deegaano kale oo sheegay inay galinkii dambe ee maanta ka gudbeen ciidamo ku gaashaaman hubka culculus iyo gadiid farabadan.

Ujeedada ciidamadaan ayaa la rumaysan yahay inay qeyb ka yihiin hawlgalo ay ku damacsan tahay Puntland inay ishortaag ku samayso in doorashada Somaliland ka qabsoonto deegaano ka tirsan xadka ay ku muransan yihiin Somaliland.

Ma jirto faahfaahin ay weli ka bixiyeen saraakiisha iyo masuuliyiinta Dowlada Puntland heeganka ciidamo xoog leh ay ku dhoobtay xuduuda ay la wadaagto Somaliland
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top