Why is this taking so long? It's been nearly a year since this started.
First point, Puntland land scape its hardest in SomaliaWhy is this taking so long? It's been nearly a year since this started.
Dont trust HAG media.They need to be destroyed. They are getting desperate now.
![]()
Kooxda Daacish oo bilaabay Afduub iyo Dhac ka dhan ah xoola dhaqatada Buuraleyda Calmiskad
Talaado, Luulyo 15, 2025 - Kooxda Daacish ee weli ku sugan buuraleyda Calmiskaad ee gobolka Bari ayaa bilaabay falal cusub iyagoo afduub iyo dhac u geysanaya dadka reer miyiga ah ee ku dhow goobaha ay ku dhuumaaleysanayaan, sida ay ogaatay HOL oo la xiriirtay ilo-wareedyo rasmi ah.www.hiiraan.com