VIDEO: Puntland oo 30 biyo-xireen ka hirgalinaysa deegaanadeeda
POSTED BY: JIBRIL QOOBEY MAY 9, 2021
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Tamarta, Macdanta iyo Biyaha Dowladda Puntland Axmed Siciid Qaloombi, ayaa deegaanka Rabaable ee Gobalka Nugaal ka daah-furay 30 Biyo-xireen oo laga hirgalinayo Guud ahaan deegaanada Puntland.
Biyo-xireenka kowaad oo laga hirgalin doonaa Deegaanka Rabaable, ayaa qaadi doonnaa ilaa 20 milyan Mitir Kuyuubig oo biyo ah, waxaana loogu talagalay inay ka faaβideystaan dadka iyo duunyada ku dhaqan deegaankaas.
Dhismaha Biyo-xireenada ayaa qeyb ka ah Mashruuca Biyoole ee uu maalgeliyey Baanka Adduunka, waxaana Munaasabadda dhagax dhiga sidoo kale ka qaybgalay Agaasimaha Guud ee Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland, Guddoomiyaha Gobolka Nugaal iyo Maamulka Deegaanka.
Share this: