Prof Togane Unleashes On HSM And GM/HS

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
INTA BADAN MAXAA SABABA IN HOGAAMIYE KASTA MUQDISHO KASOO BAXA UU MAAMULKIISU NOQDO MID KU DHISAN MUSUQ IYO QABYAALAD?


Laga soo bilaabo burburkii dowladdii dhexe ee Soomaaliya 1991 waxaa naafoobay nabadii, quruxdii, dowladnimadii iyo maamul wanaagii ku dhisnaaa siyaasad fadhida;

Waxaa dhacay gabood falo lagula kacay indhihii bulshada ilaa dhammaadkeedu uu noqdo ilmaha caloosha hooyada uurka ay ku sido lagu canshuuro halka qaarkood loo adeegsaday hubka laga mamnuucay in loo adeegsado gudaha deegaanada rayadku uu ku nool yahay intaasiba waxaa ay gaar ku ahayd caasimada Muqdisho balse nasiib darro noqotay magaaladii kawaanka lagu kala ganacsado;

Madaxweynaha maamulka Muqdisho Xasan Sheekh Maxamuud waxaa uu intaas ku joogay heerar kala duwan isaga oo doonayay in uu mar un kursiga Villada hawl yari ku fariisto nasiib wanaag waxaa sanadkii 2012 uu ku guuleystay in hogaanka Soomaaliya uu qabto; Dabadeed maxaa dhacay?

1. Waxaa uu lunsaday lacagihii ugu badnaa ay dowlad Soomaaliya soo marta ay lunsato,
2. Waxaa uu ganacsiga shidaalka u xiray marwada uu qabo,
3. Waxaa uu iibiyay dhulalkii hantida dadweynaha isagoo dalaal uu ka ahaa wasiirkii hore ee amniga sidoo kale ahaa madaxweynihii maamulka Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed, Dhulalkaas ballaadhan maanta waxaa loo yaqaana xaafadda Galmudug,
4. Xasan Sheekh sidoo kale waxaa uu noqday madaxweynihii ugu safarada badnaa caalamka halkii todobaad waxaa uu safar dibada ah ugu bixi jiray 5-maalmood kharashka diyaarada iyo dalaaliinta siyaasadiisa uu isagu u yaqaano in ay yihiin ergada Soomaaliya ee ku suntan yabooha iyo qaylo dhaanta u gaarka ah kooxdaasi ayaa kala qayb qaatay xaraashka dhulalkaas uu ugu horeeyo Cabdikariim Guuleed tan ayaa noqonaysa in ay kooxdani yihiin reer gaar ah oo magaca Soomaaliya caalamka ku dawarsada;

#Puntland

Maamul wanaaga dowladda Puntland waxaa ay hogaan u tahay dowladihii soo maray maamulka Muqdisho waxaa sidoo kale guul ay u tahay dhammaan maamulada ka dhisan degelka Soomaaliyeed balse hogaamiyaasha kasoo jeeda Muqdisho kuma waayo arkaan oo waxaa inta badan ay noqdaan kuwo talada Soomaaliya ku curyaamiya qabyaalad iyo musuq-maasuq taas oo ku sababtay maan gaaban iyo caqli gurracan;
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
I love Togane and other Southies who spit facts. HAGS will take it as praising PL, but his really telling you guys to get ur act together rather then bringing down the house PL built for itself and for you. It's true your leaders are 5 year personal interest guys, none of ur clans have united policies or anyone to 'control' him, so he is 'USING' you, u cant hold them to account, hold them to what? meesha ma taalo siyasad midaysan, so they end up doing what they want and finish 5 years and repeat the cycle.
 
Hehe Togane has made towba I saw him in an Abgaal shir.

Stop posting his posts from the era of darkness. He used to be deeply depressed and mentally unstable, he was literally in an asylum at some point. @DR OSMAN you seem to only like the mentally unstable Hawiye intellectuals....kkkkk I wonder why?

:silanyolaugh:
 

Trending

Latest posts

Top