Prof. Haji P.hD Gaas opens fundraising for 2nd leg of Ceel-Daahir-Ceerigaabo road

Status
Not open for further replies.

Cotton Eyed Joe

More law, less justice.
VIP
2018736366619340229125441.Abdalla%20Guure.JPG

2018736366619343665551184.Abdalla%20Guure.JPG

2018736366619352096130408.Abdalla%20Guure.JPG
Talaado, July, 03, 2018 (HOL) – Madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa magaalada Garoowe ka daahfuray wajiga labaad ee dhismaha waddada Ceeldaahir iyo Ceerigaabo,waxaa kalo munaasabadda ka qeybgalay xubno ka mid ah golayaasha maamulka,guddiga waddada Ceeldaahir iyo Ceerigaabo, ganacsato iyo bulshada qaybaheeda kala duwan.

Guddiga dhismaha waddada ayaa madaxweynaha uga xog-bixiyey meesha ay marayso shaqadda dhismaha waddada Ceeldaahir iyo Ceerigaabo, isla mar'ahaantaana waxaa ay kulanku intii uu socdey soo bandhigeen muuqaallo muujinaya sida ay shaqadu u socoto iyo meesha ay marayso dhismaha waddada.

Madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Gaas ayaa u mahadceliyay guddiga waddada, wuxuu sheegay dhismaha waddada inay fure u noqon karto hourmar iyo shaqooyin badan oo Puntland ka hirgala.

Dhismaha waddada Ceel-daahir iyo Ceerigaabo kharashka lagu dhisayo ayaa ka yimid iskaa-shiga shacabka iyo maamulka Puntland, waxaana guddiga wajiga koowaad ee dhismaha ee la soo gabagabeeyay in lugu dhisey waddada oo dherarkeedu yahay 90 km, ayaa waxaa ay tahay shaqada laga qabtay simitaan iyo ku shubid -jay iyo caratuur, waxaana loo gudbay wajiga labaad oo ah dhigitaankii daamurka oo loo keenay qalab lagu dhisayo.

Iman Mohamed Jama, Hiiraan Online
Iman@hiiraan.com
 

Cotton Eyed Joe

More law, less justice.
VIP
Gaas.jpg

Madaxweynuhu waxaa uu ku dhawaaqay dardargelinta wadada isku xirta ceel-daahir- ceeri-gaabo oo kamid ah wadooyinka halbowlaha u ah ganacsiga, nabadgelyada iyo isu socodka bulshada degaanada Puntland,waxaa kaloo uu bulshada gudaha iyo dibadaba ku dhiiriyey in ay dhaqaalahooda u huraan dhismaha wadadaan oo kamid ah meelaha muhiimka u ah in sadaqo lagu baxsho.

It's an utmost importance to prosperity so pay sadaqa for this road.
 

Abdalla

Medical specialist in diagnosing Majeerteentitis
Prof.Dr.Eng.
VIP
Builder of airports, constructor of roads, killer of 80 year old colonels, caresser of women, performer of Hajj:wow:
 

SirLancelLord

Reformation of Somaliland
VIP
it was always called ceel dahir. ceel doofaar was just a nick name because the italian troops used to slaughter their pigs there.

On Google maps it's just el doofar. WisdomQu is there an el dahir on the coast too between Las qorey and elayo
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top