Presidents of Hirshabelle and Galmudug meet with opposition leaders

Waa intaas waxey fahmi la yihiin. Xamar HG, Abgaal iyo Xawaadle ayaa Farmaajo ku haya. Murusadena ma foga oo xaaskiisa ayaa gacanta ku heysa Villa Soomaliyana kamana dhamaadaan.

Ciidamada wada difaaceysa oo Villa Soomaliya u joogta waa wada abgaal, taliyahooda waa abgaal. Ciidanka Xamar jooga 70-75% waa wada HG, Abgaal iyo hawiyaha kale inta kale waa .5 iyo Raxweyn.

Nimankii suufiyada ee HG maxaa ku dhacay askarta qabatey waxey ahaayeen wada ceyr iyo dhowr xabo oo raxweyn ah.

Mudahaaradkii febraayo maxaa dhacay nimankaan hawiyaha oo xabada lala dhacaayo, askarta la dhaceysa iyo talilyeyaashooda kulligood waa wada hawiye.

Sheekadii Saadiq John ayaa u dambeysay. Reer Xaaji Salebaan ayaa qoorta soo qabtey oo ku dhahay dadka ka fariiso gurigiisina ayey ku celiyeen. Marka ninkaan waa madaxweyne Hawiye waxe rabaana wuu u fuliyaa iyagana wey difaacayaan meeshasna wey ku heystaane sheeko kale mala hayaa.
You spoke well brother, Mogadishu will never experience war again, the only war likely that's going to happen will be in kismaayo or deserts of puntland.

Let those who wish for war fight war for themselves.
 
You spoke well brother, Mogadishu will never experience war again, the only war likely that's going to happen will be in kismaayo or deserts of puntland.

Let those who wish for war fight war for themselves.

Dad ayaa ila iyo hadda fahmi la waxa la isku hayo iney yihiin qadiyad. Qadiyad iyo qabiil wa kala labo. Hawiye, Raxweyn, MX iyo .5 dan uma ahan federaal mana doonayaan. Farmaajo qof iyo cod wuxuu rabaa inuu ku daro in afti laga qaado dastuurka waa markii federaal qashinka toos loogu dari lahaa bal waakasaaye wax hala qabto.

Dadka dagaal kuwaashey ayaa xoolo ah oo fahamsaneyn xaalada dalka. Xamar dagaal haduu dhaco yaa ka badbaadinaayo kuwa dagaalamaaya nimankii shabaab ? Waad inaad isu diyaarisaa dagaal labo geesood ah. Dhinac kula dagaalantaa shabaab dhinacna kuwa kaa soo horjeeda, awoodaas yaa ku leh Xamar ? Wlhi waa markii uu shabaab toos wadanka u qabsanlahaa tollaahi tollaahigana markaas ma shaqeyneyso.
 

FBIsomalia

True Puntlander
VIP
You spoke well brother, Mogadishu will never experience war again, the only war likely that's going to happen will be in kismaayo or deserts of puntland.

Let those who wish for war fight war for themselves.
Its seems your moryaan mentality doesn't know we in Ramadan. Anyway we hear that since your adeer Caydiid. Bring N&N to puntland. Result will always same lool.
 

Gacanka Cadmeed

انا عربي, سْنْمْ هَنولاتو‌‌‌‌, Free Azawad, 🇾🇪
Even more bullshit from the sheegto. You need to be taught a lesson for all the lies you regurgitate. Not only have you been politically cucked, you have been made into the whole circus, the clownery you spew is funny.

Yesterday, Speaker Mursal was your best friend, he was "going to help you remove Farmajo". Today, he is your enemy. Typical disorganised opposition. John was defeated before he even step a foot. The cherry on top was that QoorQoor made John back down from antics, and General Electricity is nowhere to be seen. Inacade is MIA since the shenanigans, and the opposition are basically a joke right now.




* Regurgitate - repeat (information) without analysing or comprehending it. (I know you don't understand the meaning of the word, let me save you time)
Is speaker Mursal isaaq.
 

TekNiKo

“I am an empathic and emotionally-aware person.
VIP
No war in Mogadishu the upcoming wars shall be the to capture treacherous goons in Garowe and Kismayo inshallah!
 

Muzaffer

𝕮𝖔𝖒𝖗𝖆𝖉𝖊 𝕲𝖊𝖓𝖊𝖗𝖆𝖑
hahaha Somalis need a new dictator because they don't deserve freedom
 

Trending

Top