President leaves the country today on a visit to Eritrea

IKHALIIL

WW3 ENJOYER
Axad, Maarso, 17, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta safar shaqo ugu ambabaxay magaalada Asmara ee dalka Eretariya.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Asmara kulan kula qaadan doona dhigiisa dalka Eretariya Isaias Afwerki oo ay ka wadahadli doonaan iskaashiga ka dhaxeeya labada dal ee Soomaaliya iyo Eretariya sida lagu shaacisay qoraal kooban oo kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya.

Dalka Eretariya waxaa ku sugan ciidamo Soomaaliyeed oo tababar ku qaadanaya dalkaas, waxaana xusid mudan in sanadkii tagay dufacado ka mid ah ciidankaas oo soo dhameystay tababarka in dib loogu soo celiyay dalka.

Si kastba ha ahaatee madaxweyne Xasan Sheekh ayaa maanta ka hor inta uusan u duulin dalka Eretariya waxa uu garoonka diyaaradaha Aaddan Cadde ka sii sagootiyey qaar ka mid ah masuuliyiin iyo muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku dhaawacmay weerarkii kooxda Al-Shabaab ku qaadeen hotel SYL 14-kii bishaan Maarso.

Dhaawacyada maanta loo qaaday dalka Turkiga oo gaarayay 18 ruux oo isugu jira masuuliyiin, Xildhibaano ka tirsan labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliya, saraakiil ciidan, iyo dad shacab ah ayaa oo dhamaantood wax looga qaban waayay xaaladooda caafimaad gudaha dalka, taasoo keentay in loo qaado dalka Turkiga oo inta badan gurmad Caafimaad u fidiya dadka ku waxyeelooba weerarada kooxda Shabaab ka geysato gudaha dalka.
 
He can't even stay in the country 1 week! Crazy is like donkeys have wings now

Non-stop begging even groups who historically friendly with us like ertrea can't stand us now thanks to this moriyaan gaajo govt.
 

Celery

We finally beat Medicare 🎊 🎉
Eritrea is a thorn in Ethiopias side. Ethiopia is our primary geopolitical foe and he’s doing everything in his power to undermine them. This is normal.
 

EritreanPost_

Inactive
He can't even stay in the country 1 week! Crazy is like donkeys have wings now

Non-stop begging even groups who historically friendly with us like ertrea can't stand us now thanks to this moriyaan gaajo govt.
Nah that’s not true. We Eritreans love Somalia and will stand with Somalia.

Any Somali leader is welcomed in Eritrea
 
Top