The Midlands
VIP
Invitationka Hassan Sh ee Jeyte diiday waxaa looga codsanayay in uu ka joogo Hiiraan State oo maamulka isbaarist guudlawe iyo Dabageed meesha laga saari doono ayadoo madaxweyne Xawaadle ah lagu badali doono qaab dhismeedka maamulkana la sixi doono waa diiday waxaan Hiiraan State aheen 
Hiiraan state is our biggest card haduu heshiis dhaco waxaad arki doontaan dawlada oo ku dhawaaqda in la dhisayo maamul hirshabelle oo beesha dhexe Hiiraan hogaaminayso.
Badbaado Hiiraan macawisley commanders arrived lamagalaay

Last edited: