The Midlands
VIP
Markaan dhahaayay maalin hore Al Shabaab Biyacade ay qabsan rabtaa iyo dhulkii Amisom ka baxay been maa moodeen?
Jicibow hal saac aa lagu kala baxay Shalay ayagana sadex usbuuc ay Ciidciidka maalintii isku sawiraan habeenkiina waa ka cararaan markeey soo noqdaana miinaa loo dhigaa

Last edited: