Jungle
VIP
Madaxweyne Xasan iyo Sanbaloolshe oo Muqdisho ku qaabilay madaxa sirdoonka Turkiga
Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Sirdoonka Qaranka Turkiga Ibraahim Kalin oo booqasho ku yimid magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Kulankan ka dhacay xarunta Villa Soomaaliya ayaa waxaa...
www.caasimada.net