mohamedismail
Reewin. Lixda Gobol ee Maayland unii leh!
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Odeyaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed kala hadlay qorshaha qaran ee dabar-goynta Argagixisada iyo xoreynta Deeganada Koonfur Galbeed.