President Deni Trip To Kismayo Postponed For Unknown Factors: Further Updates To Come

MADAXWEYNE DENI OO KA BAAQDAY SAFARKII KISMAAYO UU MAANTA KU TEGI LAHAA

Madaxweynaha dowladda Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa sabab aan wali la shaacin uga baaqday safar ay maanta ku tegi lahaayeen magaalada Kismaayo, halkaasoo lagu wado in maalinta berrito ah lagu qabto caleemo-saarka Axmed Madoobe.

Ka hor baaqashada madaxweyne Deni iyo wafdigiisa, waxaa warbaahinta Jubbaland ay shaacinaysay in wafdiga Puntland laga sugayay garoonka Kismaayo, halkaasoo loogu diyaariyay soo dhoweyn balaaran.

Madaxweyne Deni oo Boosaaso kasoo duulay maanta barqadii, waxaa garoonka diyaaradaha Garowe ku sugayay wafdi kale oo uu ka mid ahaa madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole, kuwaas oo u raaci lahaa Kismaayo.

Balse mar qura ayaa warbaahintu ka war heshay in Madaxweyne Deni iyo wafdigiisii ay soo gaareen aqalka madaxtooyada Garowe, oo ay maanta ka baaqdeen safarkii Kismaayo.

Saraakiil ka tirsan xafiiska madaxweynaha oo PUNTLAND POST la xidhiidhtay, ayaa ku gaabsaday in madaxweynaha iyo wafdi kasii raacaya Garowe ay berrito aroortii ku wajahan yihiin Kismaayo.

Warbaahinta qaar ayaa tebinaysa in safarka madaxwyenuhu u baaqday sababo la xiriira garoonka Kismaayo oo aan laga degi karin waqti habeen ah, hase yeeshee warbaahinta Puntland Post warkaas xaqiiqo uma hayso.

Ma jirto culays madaxweyne Deni iyo wafdigiisa ka saaran inay Kismaayo u safraan, hase yeeshee cilado farsamo oo aan weli dowladdu shaacin ayaa keentay baaqashada wafuuda Puntland.

Maxkamada sare ee Soomaaliya ayaa laashay cadaadiskii xagga safarka ee ay dowladdu federaalku kusoo rogtay duulimaadka Kismaayo, waxaana lagu wadaa in magaalada Muqdisho ka tagaan siyaasiyiin horey loo xannibay.

PUNTLAND POST

https://puntlandpost.net/2019/10/09...a-baaqday-safarkii-kismaayo-uu-ku-tegi-lahaa/

 
Wait until the inauguration before being alarmist and divisive!

You are right there is still a chance he may go tomorrow as the article states. Lakiin I expected him to be there today. All of Puntland iyo Kablalax will be very disappointed if our Presidents bents the knee to fucking Farmaajo and does not get himself to Kismayo to stand proud and tall with our cousins.
 
Last edited:
Hold your horses little guys above.

I am just reporting the news, the President yes has been postponed latest news from Puntland is now saying he will be departing with a large delegation on Friday. That's two days away will continue to have this thread updated until than.

All that matters is he will make it to the event. Our President a busy man, latest update he will be leaving this Friday.

https://www.puntlandi.com/?p=15034
 

Jiron

wanaag
NABADOON
VIP
I believe the two leaders sat down and had a fruitful discussion. Together we can solve our all our problems without wishing one side to fail and the other to succeed. :)
 

TekNiKo

“I am an empathic and emotionally-aware person.
VIP
:banderas::banderas:jabkii qudhmis jecliyaa deni will stay put in Garowe he is too scared to come to Muqdisho, he will be denied boarding just like Sheikh Shariif :hemad:

#NabadIyoNolol
:heh:
 

FBIsomalia

True Puntlander
VIP
President blackie waiting him on the airport. Soon we will bring pictures.

I hope this will be a lesson to you bootyclaper of xaramaajo and understand that you are nothing.
 

Trending

Top