“Waan ku faraxsanahay shirkado farabadan oo shirkadihii reer Puntland ahaa ayaa ganacsigoodu magaalada Kismaayo ka muuqdey oo maalgashtay, waan rajaynayaa Soomaaliya dhibkii ay soo martay inay ka raysan doonto, hore loo socondoono, nidaamkii Federaalka ahaa inuu hirgelidoono ayaan Alle ka rajaynayaa, dulqaad, wadahadal iyo is-qancin in looga gudbo wax kasta, nidamkeena weli curdinka ah inuu hirgalaan rajaynayaa”. Ayuu yiri Madaxweynaha Puntland.
Kismaayo is back on the rise and nothing will stop it.
https://puntlandpost.net/2019/10/17...nayo-oo-si-weyn-loogu-soo-dhoweeyey-boosaaso/
Kismaayo is back on the rise and nothing will stop it.
https://puntlandpost.net/2019/10/17...nayo-oo-si-weyn-loogu-soo-dhoweeyey-boosaaso/