Prefabricated homes in Kismayo

Status
Not open for further replies.

repo

Bantu Liberation Movement
VIP
prefab africa.jpg

Magalada kismaayo Maalinba maalinta kadambeysa waxa ku soo kordhaya horumaro casri ah oo aan horay ooga jirin Magaalada waxaa horay u jiray guryo laga dhisay Caagadaha biyaha lagacabo iyo bacaha.

Waxaa hada ku soo kordhay oo magaalada oo laga bilaabay dhismaha guryo xiliyada kuleylka ah Qabow noqonaya xiliyada Qabowgana kuleyl isku badalayo Hadba waxay ku xirantahay Sida ay Cimiladu tahay.

Inta badan guryahan lagama dhiso Africa waa dhismayaal laga isticmaalo dalalka yurub gaar ahaan turkiga. Guryahan aya waxay kaga duwanyihin guryaha kale waxyaabo badan oo ay kamid tahay in aysan ku baxaynin kharash badan sido kale ooma baahno in lagu dhiso dhagax shamiito iyo caro guryahan waxa loo dhisaya qof kaste oo u baahan in loo dhiso waxayna injineerada gacanta ku haya shegen in shacabka iyo dowladaba loo dhisayo oo ay ku xirantahay heshiis .

Marka aad gudaha u gasho waxad ku arkeysa waxyabo badan sida Qalabka lagu dhiso guriga oo wata fiilooyinkii korantada iyo qalab kale oo la shaqeyna hadba cimilada sida ay tahay .

Cabdiraxmaan xasan oo kamid ah injineerada Gacanta ku haya dhismaha guryahan aya waxan ka wareysanay sida bulshadu ooga faaideysan donan dhismayaashaniyo waxa ay kaga duwanyihin guryaha kale ee laga dhiso magalada
 
Attachments

  • prefab africa.jpg
    prefab africa.jpg
    49.9 KB · Views: 120
View attachment 63589

You got more pics or info . im interested in the cost
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top