CryptoSomali
DAAGAAL
Let’s see how Somali “somali”spot is
I’ll be the first to admit it. I’m not somali I’m actually 100% arab![]()
My qabiil is arabReally are your trolling![]()
I identify as a non binary somali they/them/thus/thou so can you please put that on the poll.
I identify as a non binary somali they/them/thus/thou so can you please put that on the poll.
I need to improve my Somali wallahiPlot twist , he's a Nigerian dude on SSPOT that is
what most of these hooyo mataalo kids assume of me ,
But when I drop them this , why do they all go silent , and get no response it's like a fucking domino effect.
When I go full fob on these kids , okay I was generous enough to be a lightweight but even that they did a run
War mararka qaar , oo aan qoraalladaan layaabka leh akhriyo ,
waan yaaba , gacmaha madaxa is saara , ma doqonimadooda ku qosla mise islaweynida tiradaan la eg kkkkk
oo kaalay qofkaan shisheeye ayuu goor dhowr igu tilmaamay markaan arkay xaalada ay tahay bariga dhexe ayaan ku iri bal waayahay ugaas adigana erayo Soomaali ah inta ku soo qor , hadii aad awoodi kartid , okay waan kuu dhulqaadanaya no pressure sxb
laakin xujo baa ku saaraan ee bal ka soo bax cida sheegadka ah waala arki doona.
War way ii gooyeen , walaahi baan ku daartay oo bilaahi , fakatax sida Cabdi Bile , war balaayo , tilmaam fiican kama bixi kari kuwaan waxay u ordeen , sida ruux jin galay , you know those people markay marqaan aad u tayo sare ay gareen laakin intay barjaynayaan ay bargo'o noqdaan islamarkiiba kii waxa lagu arkaya asago sida haramacada xawaaro 100 ku soconaya ilaa suuqa qaadlayaasha kkkkkkk
sidaas lamid weeyaan markay suualaha laa ii gambiyey and they have the audacity to call me a non Somali foh
waxaa ku qabanaysaa mararka qaar in aad shaashadooda (screen) ka dhex boodid , oo aad cashar lama iloowaan u dhigtid sida Mike Tyson sabaaxad (left hook) ku dhuftid , jackie chan style , McGregor shit
I'm joking , kkkkkkk waxaas iga run maaha
Laakin yes kuwa badan ayaa lagu qabtay
Bacda iska fureen
Kkkkk
Fellow banu hashimMy qabiil is arab![]()
Half the girls on this site are madow chicks larping as Xalimos, I'm surprised more people haven't picked up on it.
Name names.
All but one or two individuals in the non Somali group are actually telling the truth.