IKHALIIL
WW3 ENJOYER

Xog: Danab iyo Booliska HirShabelle oo ku dagaalamay Jowhar + Khasaaraha
Jowhar (Caasimada Online) - Ciidamo ka kala tirsan Danab iyo Booliska HirShabeelle ayaa shalay maqribkii ka hor ku dagaalamay gudaha magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka HirShabeelle. Dagaalkaan ayaa bilowday kadib markii ciidamada booliska HirShabeelle ay weerar ku qaadeen askar ka...
