Police arrest Ibraahim Roobow (Mukhtar Roobow younger brother) after he is accused of frauding Hajj organisation

mohamedismail

Reewin. Lixda Gobol ee Maayland unii leh!
FB_IMG_1697325225606.jpg
 

mohamedismail

Reewin. Lixda Gobol ee Maayland unii leh!
#DEG_DEG: Ciidamada amniga ayaa goordhow magaalada Muqdisho ku xiray Ibraahim Roobow Cali, oo ah walaalka Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu-mansuur.

Si rasmi ah looma oga sababta loo xiray hase ahaatee muddooyinkaan waxa ay baaris ku socotay mas’uuliyuin katirsan Guddigii Arrimaha Xajka oo uu ku dhax lahaa awood ballaaran waxa uuna ahaa gacan yaraha Wasiir Roobow.

Musuq maasuq xoogleh ayaa sanadkaan hareeyay Xajka waxaana la rumeysan yahay in lalunsaday Malaayiin lacag ah.
 

mohamedismail

Reewin. Lixda Gobol ee Maayland unii leh!
Let's be honest the whole country is built on musuq maasuq. Why are they arresting this one man. Is he being targeted because he is Raxanweyn?
 
Top