Plane full of weapons owned by UAE which arrived secretly in Qardho airstrip, Puntland intercepted

Bohol

VIP
Writen by Qaran News | 4:14 am 31st Aug, 2019


Xog-culus:UAE oo si qarsoodi ah uga dejisay Qardho hub uusan ka war-hayn Deni



Warbaahinta ayaa ogaatay in maalmahan dambe uu khilaaf xoogani ka dhex oogan yahay Maamulka Puntland iyo Imaaratka Carabta.

Khilaafkan oo markii hore salka ku hayay arrimo la xidhiidha mashaariic labada dhinac u dhexeysa ayaa iminka sii xoogeystay kadib markii la ogaaday in garoon ku yaalla magaalada Qardho ay ka soo degtay diyaarad sida saanad milateri, taas oo aysan ka war qabin Puntland.

Waxaa shaki weyn dhalisay qaabka qarsoodiga ah ee Imaaratka Carabtu ay saanadan milateri ugala soo degeen garoon cusub oo aysan horay u isticmaali jirin, iyadda oo la wada ogyahay in diyaaradaha Imaaratku isticmaali jireen garoonka diyaaradaha ee Boosaso.

Saraakiisha ammaanka Puntland, gaar ahaan kuwa ku sugan magaalada Qardho oo ka war helay diyaarada Imaaratka Carabtu leeyihiin ee ka soo degtay garoonka diyaaradaha Qardho ayaa amray in la xanibo agabka ciidan ee diyaaradu sidaan.


Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni oo markii horeba safarkiisu ku wajahnaa dalka Imaaraadka Carabta ayaa la gaadhsiiyay warkan la xidhiidha diyaaradan hubka sida ee ka soo degtay Qardho. Deni ayaa saraakiishiisa faray inaan la dejin saanada milateri ee diyaaradu sido ilaa iyo amar dambe.

Waxaa Muuqata in qorshahaan uu yahay mid u gaar ah Imaaraadka Carabta oo aysan ka warqabin madaxda Puntland. Shaki weyn ayaa durba soo baxaya kaas oo ah halka ay ku wajahantahay, saanada ciidan ee Imaaraadka sida qarsoodiga ah u keenay isaga oo aan soo wargelin Puntland.

Hab dhaqankan cusub ayaa sii xoojinaya tuhun ay mudooyinkii dambe qabeen madaxda Puntland, kaas oo ah in wada shaqeyn ka dhexeyso kooxaha ka dagaalama buuraha Puntland iyo Imaaraatka.

Xog la helay ayaatibaaxaysa in saanadan milateri ee sida qarsoodiga ah uga soo degtay garoonka diyaaradaha Qardho in ay tahay mid loo waday buuraha Galgala oo ay ka dagaalaman Al-Shabaab.

Maalmo ka hor safarkii uu Madaxweyne Deni uga baxay Puntland ayaa si rasmi ah ugu wajahnaa magaalada Dubai, isaga oo transit ku ahaa dalka Itoobiya, lamana oga saameynta dhacdadan cusub ay ku yeelan karto safarka Deni.


https://qarannews.com/xog-culusuae-oo-si-qarsoodi-ah-uga-dejisay-qardho-hub-uusan-ka-war-hayn-deni/
 

Diaspora ambassador

''Dagaalka gala'' Garaad Jaamac Garaad Cali
VIP
Ain't it suspicious first came the NYT article and now the UAE is sending weapons covertly to puntland. Normally they use Bosaso airport. Maybe it is retaliation against Qatar. Somalia is the battle field where arabs fight each other at the moment.
 

Farm

VIP
Every Somali region has multiple, usually feuding, factions open to foreign support

this is somali politics 101

Obvious fake news Qardho is rather far from Bosaso and has no terror cells nearby.

If the UAE wanted they’d use the airstrip at the PMPF base, but this article was rehashed from Caasimada online which regularly posts fake news about PL.
 
Obvious fake news Qardho is rather far from Bosaso and has no terror cells nearby.

If the UAE wanted they’d use the airstrip at the PMPF base, but this article was rehashed from Caasimada online which regularly posts fake news about PL.

Both places you listed would probably under more surveillance than an airstrip far away nobody suspects
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
The point isn't the weapons. The point is PL is the Regional government. Qardho is a local government, qardho nor any town in puntland has any jurisdiction to be conducting military activities with a foreign powers nor do they have the right to speak to other administrations in Somalia. Nidaam ba jira, raca nidaamka. There is procedures. PL handles all external state matters for all it's cities and towns. They think we are like the south with 100 different decision makers. PL power is divided and separated, we know what 'town mayors' handle, we know what governors handle, and we know what the president handles. Everyone must respect their role and duties and not step outside of it. The external world must respect our processes and procedures or they must get out of our region.

I am sick of people violating our air space and going thru the back door and corruptions and avoiding dealing with our regional government. This is a kick in the teeth to all Puntlanders when our government isn't respected and people go thru mayors and governors and shit like that, it undermines your government, it sends a message dawladina waxba kama jiro..
 

Trending

Latest posts

Top