Why are u so weak on this foreigner? he is an illegal, he has no right and nor does he come under any shared law, he shouldn't be anywhere near our waters. Why are we protecting people who are not even citizens, it's not our fkn job, ninkasi sida sheekada cawaanka ayaa loola hadla.
I wish I could provide PL some expertise on how to deal with foreigners who commit crime. Maba hos keeni kartid sharcigiina ileen isagu sharcigiina ma hos yimaado ma aha shacab iyo dawladisa iyo kaagi heeshish uma dhaxayso ama international ah ama mid wadan ila wadan ah.
Waxa imaadi kara keliya in laysku fahmo keliya sheekada cawaanka iyo sida loo kala geesisan yahay ama waxay moodayan dhulkani waa dhul lama degan ah oo waxad doontid ku samayn kartid. Bal aar tag xeebaha iran oo sidasi ku samaye bal arag siday kula dhaqman, ileen ma jiro heeshish labo wadan sida bilateral idin dhexayo, toughen up with them. Each one la gabto lacag iyo madax furasho wax ma tarayso, intu baddina ka gurbinayo iyo madax furashadu way arkeen in madax furashadu ka jaban tahay fa'idada ay ka helayan kaluunki oo la rarayo by the TONNE.
Each one wa in la bara inay soo doonayan 'maydkooda' this is an ACT OF WAR sida saudiga uu sheegay iran markay hub ku soo turtay oil fieldka. Wax yaalo ba jira oo muujinayo umadani inay DAGAAL RABTO IRAN, marka wala bara. Mid kasto laga gabto waa in halka lagu dila. Markas naftisa iyo kaluunki ayuu qiimayn doona yaa fa'ido' leh, wallahi dhib dambe ma maqlaysan irani ama nin thailand ka soo kictimay inu halkani ka gurbiyo kaluun FREE AH