Ciidamada Puntland waxay guul weyn ka gaareen Ladagaalanka Argagixisada Buuraha Galgala, Maxay isticmaaleen
September 21, 2020 admin Wararka 0
Maalmihii lasoo dhaafay waxaa firxad iyo Carar ku jiray Maleeshiyaadkii Argagixisada uu ku dhuumaalaysanayay Biuralayda Galgala, kadib markii Ciidamada Puntland ay isticmaaleen isyรธtaraajiyad cusub oo ay kula dagaalamayaan Argagixisada.
Waayadaan dambe waxay Ciidamada Puntland bilaabeen inay xoojiyaan Sirdoonka, waxay kaloo bilaabeen in jidgooyo lagu sameeyo jidwalba oo Ay Argagixisada u isticmaasho inay Saadka soo marsadaan tasoo goโdoomisay Malershiyaadka, waxaana khasab ku noqotay inay goobo badan isaga baxaan iyagoo u cararaya dhinaca Soomaaliland.
Waxaa la ogaadey in Al-Shabaab Ay Saadka ka heli jireen dhinaca Soomaaliland,Ciidamada Puntland iyo Sirdoonkoodu waxay dhowr jeer howlgal qarsoon ka sameeyeen Gudaha Soomaaliland waxayna burburiyeen Saad udoo socdey Maleeshiyaadka.
Mahad waxay u sugnaatay Illaahay, Ciidamada Puntland waxay u mahadcelinayaa Dowlada iyo Shacabka Emaaraatka oo suuragaliyay in Puntland ay si xoogan ula Dagaalanto Argagixisada, Ciidamada Ladagaalanka Argagixisada ee Puntland waxaa dhaqaale iyo Qalabka ka taageera Dowlada Emaaraatka Carabta.