People of Pubtland, I got a question. Is Gass unpopular that he won’t win? Who’s likeliest to win?

Status
Not open for further replies.

Grigori Rasputin

Former Somali Minister of Mismanagement & Misinfo.
Staff Member
Wariyaha SomaliSpot
how many conspirators y’all people got ? 80? No females, right?
 
DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Yeah this election is 'waqti' amni. Lakin bah dir iska jira, waa bah wadaag with dirta iyo waxay keeni karta in puntland kala tagto akhirki sida waqtiga cade muse oo waxay raban in xaduuda somaliland garowe la keeno kadib lagu doodo casimad ma noqon karto garowe kkk oo qarhdo haloo soo raro. Waa caqli xumo wallahi waxay ku kacan bah dir mararka gaarkooda, waana waxyaabaha lagu nacay waagi horey oo sayidka badana loo galay ama la soo dhowayay marku jihadka kula jiray isaaqa oo manta uu bahan jihad kale oo ku doodayo inay somali iska xoraynayan which is like 'gaal' level shit this stuff oo diinta ma ogolo muslim oo muslim iska xoreeyo mana dhicin tarikhda islamka ama manta.

It's a serious problem if you elect bah dir niyahow way raci la'yihin puntland iyo siyasada guud naga dhaxayso oo runti aysan khasaaro ku gabin oo waa siyasad ku dhisan federalism iyo hartism oo beelo badan ayaa bah wadaag la ah dhulbahante iyo warsangeli waana tolane waa niman harti ah weeye at the same time. To isolate them from Puntland will cause majerten inu kala tago gudaheeda waa hadi xaqiiq loo hadlayo because my father plays the majerten card but he is also in meeting with his bah wadaag at all times and warsangeli, marka all puntlanders waa sida weeyo marka bah dir dagaal uun bay uu horseedi karan gudaha puntland illa ay ka soo haraan siyasadani lagu taageerayo isaaq iyo haramtooda oo diinta ka saari karto laftigooda oo iyaguna harti mar kale uu tashan doona walle.
 
Cognitivedissonance

A sane man to an insane society must appear insane
Stay WOKE

War nin yaho wax laa har saan isku dhaan san sii ma ahan look at the thread you are on shisheye and you are disrespecting another sub clan of cismaan maxamud ina lillah waa ina illahay rajicuun:snoop:
 
We love bah dir sxb lakin nimanku ma racan beesha iyo meesha loo badan yahay, they always stand out like they wanna be on their own, you aint losing sxb if you join meesha beesha loo badan yahay dee. You are darod too, you have harti abgaal links just like we will, you have bah mj links at the top just like we do, we just don't know why your so addicted to khat chewing dir boy and the only reason is cause you know it will only be you as we all go into bah darod clans
 
Cognitivedissonance

A sane man to an insane society must appear insane
Stay WOKE
VIP
We love bah dir sxb lakin nimanku ma racan beesha iyo meesha loo badan yahay, they always stand out like they wanna be on their own, you aint losing sxb if you join meesha beesha loo badan yahay dee. You are darod too, you have harti abgaal links just like we will, you have bah mj links at the top just like we do, we just don't know why your so addicted to khat chewing dir boy and the only reason is cause you know it will only be you as we all go into bah darod clans
We dont have no link with hawiye or dir acudu billahi mina shadani rajiim bismillahi rahmani rahiim the only reason the boqor mother has to be dir is cause we are arabs its a tradition to have a dir mother in order to be crowned king since dhadka dhulka loogu imaadeey maxa weeye dir hence the story of the tree..

As for the hawiye connection its not all bah dirooble its only abdirashid cali sharmarke family who are mixed with hawiye thats why his son cumar abdirashid is closely connected with hawiye cause they share family ties his grandmother is hawiye thats about it.

Nin yaho illahay ka cabso aflagaadada jooji
 
Cognitivedissonance

A sane man to an insane society must appear insane
Stay WOKE
VIP
Gaas won't win because Mudug's turn is over. The next president will be reer Bari.
You are wrong boowe in sha Allah gaas will win and he will use the entire puntland budged to regain office fad ama ha fadin wuu fadsiin the President of developement shrewd diplomacy smooth operator who knows how to deal with the enemies of puntland Who is soft to puntlanders yet harsh towards shisheye mudane madaxweyne jir oo joog cadowgaadana cagta hoosteeda
 
DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
We dont have no link with hawiye or dir acudu billahi mina shadani rajiim bismillahi rahmani rahiim the only reason the boqor mother has to be dir is cause we are arabs its a tradition to have a dir mother in order to be crowned king since dhadka dhulka loogu imaadeey maxa weeye dir hence the story of the tree..

As for the hawiye connection its not all bah dirooble its only abdirashid cali sharmarke family who are mixed with hawiye thats why his son cumar abdirashid is closely connected with hawiye cause they share family ties his grandmother is hawiye thats about it.

Nin yaho illahay ka cabso aflagaadada jooji

Just accept the loss to keenadiid, yaa dhalay bah yacqoub? ma cirku ka soo degtay, war habar ayaa looga doonay hamar so abgaal and mj links are developed because in those days, layskama tagi karin meel ka baxsan meeshay degan dadkaga, it isn't like it is now niyahow, you needed links and that's why they passed on daughters to each other especially meelaha 'saldanoyinka' ka jiray and this has 'two purposes'. One purpose was to create a trojan horse inside your kingdom and use him to take power and therefore have a friendly king towards that trojan horse clan thru mother links. 2. It facilitated relations to develop and wars to be limited as you would be hurting your 'bah wadaag territory' dee which is where u would flee or seek assistance if something went bad in your home territory. Like cade fled where? caare fled where?

Life wasn't as easy many make it back in those days, remember there was no 'somali' so to speak at those times, you wouldn't just be allowed to enter another clan territory unless you were known to have links to them or else they viewed it as 'invasion' or violation of their territory.
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top