Oromo And Southern Somalia

Status
Not open for further replies.
According to what my father told me, irir waa jira dee dhinaca jabuto oo 'rasmi' ah oo aan la qarin at all, lakin wuxu yiri waa laga shaki gaba inu jiro waqoyi iyo habar gedir ama maxaa shabab ka buuxiyay isaaq? waa loo yeeray thru 'irirism' iyo xirir toos ah waa jiray waagi 91 oo aan la qarin.

Marka I am told to be weary and careful of who u hear in somalia from other tribes because my dad says 'markan dhinto' adaa talo siin doonto beesheenu ama ka qayb galaysa so they prepare u while your young sxb.
Do you remember the somali literacy meeting in Djibouti between hassan sheikh, geelle and silaanyo?

it was really irrir meeting :bell:

the other shits were just a cover up :drakelaugh:
 
Irir meshay ka isir yihiin waa joogtay.joogtay ayey ku ururaan daarood na yimaadey ayaan nahay. Marka waa wax jiro cuqdadaas. Waa sax. Oromo dir hawiye rahan waa joogtay.
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Irir meshay ka isir yihiin waa joogtay.joogtay ayey ku ururaan daarood na yimaadey ayaan nahay. Marka waa wax jiro cuqdadaas. Waa sax. Oromo dir hawiye rahan waa joogtay.

True my dad said irir wuxu ku nacay ma aha inay darod neceb yihin, lakin beelo 300-400 sano waxooda dhisanaye, laguma badeli karo 30 sano oo burbur ah oo dalka laga dhigo soweto oo kadibna sidasi la si ahaado, xal ma aha sxb, waxay xal uu tahay keliya beelahani basekooda liito oo is-leh beelaha kale basekooda ha dhinto, mana dhimanayo carurtooda bay uu si dhiibayan, dhaqaalo kasto ay haystan, cilmigooda, sugaantooda, tarikhdooda, iyo iyaga si wadi doono marka waa isla meeshadi mar walbo ma garatay waqti dhumis weeye waa inay taa gartan buu yirahda abahay nimankasi irirku
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top