• This website is being upgraded. Theme is temporary.

Opposition Politicians did not welcome President Deni of Puntland at Mogadishu Airport


The 20+ Madasha failed candidates are not welcoming Deni like before because they are pissed off that he didn't allow them to rob the Senate and MP seats in PL and JL so that they can win the Somalia's Presidency.
 
Last edited:


Madasha doing isku dir between Madobe and Deni

XOG: Axmed Madoobe & Siciid Deni oo Awoodooda lagu kala fur furayo Muqdisho
August 21, 2021

Iyadoo maanta uu Muqdisho ka furmay shirka udhaxeeya madaxda golaha wadatashiga qaran ayaa hadana waxaa ku geedaaman shirkaasi kala jiidasho xubnaha saameynta leh.

Soo dhaweyntii Siciid Deni maanta iyo tii shalay Axmed Madoobe loo sameeyey ayaa kaaf iyo kala dheeri aheyd,miisaan ahaan dadka soo dhaweeyey iyo qaabka loo saadaaliyey.
Deni oo lagu xamanayey inuu doonayey murashax Madaxweynaha Soomaaliya inuu noqdo ayaa hadana maanta la tusay in laga xun yahay tallaabada dhabar jebin uu damacsan yahay.
Warar ayaa xitaa sheegaya in midowga Murashaxiinta ay Axmed Madoobe u arkeen siyaasi aragti fog sidaa awgeedna Deni iyagoo ku xumeenaya ayey shalay maqaam fiican ugu direen soo dhaweyntiisa xubno saameyn ku leh xisbiyadooda.

Kala dilka siyaasadeed ee wiil iyo Abtigiis lala damacsan yahay ayaan la ogeyn sida ay ku suurta geli karto,inkastoo Madoobe uu qadarin iyo qiimeyn abtinimo u hayo Reer Puntland mana usahlana inuu la dagaalo.
Sheekh Shariif,Xasan Sheekh & Xubno ka mid ah Mucaaradka Madaxweynaha raadinaya ayaa umuuqda mid ay ujaakirayaan Siciid Deni,taas oo laga cabsi qabo in deni iyo Farmaajo ay saaxiibo siyaasadeed noqdaan.

Cadowgaaga Cadowgiisa caano mac ayaa la siistaa!!
Siyaasada ayaa ah saaxiibkaaga maanta waxa uu kuu noqon karaa seefta berri ku qaadi doonta waana mida loo yiri siyaasadu dan joogto ah ayey leedahay maahane saaxiib joogto maleh.
Xubno ka ag dhaw Siciid Deni ayaa waxay xaqiijiyeen in madaxweynaha Puntland uu qudhiisa fahansan yahay jarta siyaasadeed ee lagula dheelayo Muqdisho uu maanta soo gaaray.
 
Last edited:
Madasha are basically Hawiye. If they can’t win seats in their respective states of Hirshabelle and Galmudug who the heck are they kidding. After all politics is all about Gambling. I’m not going to gamble on a losing streak for sure. 20+ guys can’t sit in 1 seat they need to choose one amongst themselves or disperse
 

Calaf

Veni Vidi Vici
2022 CHESS CHAMP
GENERALISSIMO
VIP
They should have kept it in the drafts especially over such a trivial thing, it makes them salty and even more disunited.
 

Trending

Latest posts

Top