Online Somalia Election Poll (Live), Presidents likely to win in 2021!

2 Days ago they did the same poll question about jubaland and most people 63% chose Ahmed Madobe, and behold Ahmed Madobe was indeed chosen, so this Somalia Poll ask another question on who is the favourite to win the Somalia President in 2021, and as we see Farmaajo is losing badly in the Somalia Poll.

upload_2019-8-22_21-7-26.png


upload_2019-8-22_21-6-20.png


Haddii ay doorasho dhacdo maanta yaad u dooran lahayd Madaxweyne? (Codee)


Shabakada Somali Elections aya soo saartay doorasho nooca online ka taasoo lagu aruurinayo aragtida shacabka Soomaaliyeed. Waxaa lagu wadaa in ay doorasho ka dhacdo Soomaaliya dabayaaqada sanadka 2020 ama horraanta sanadka 2021.

Shabakada Somali Elections aya loo soo sameeyay xog uruurin si loo ogaado musharaxa ugu shaqsiyadda badan oo ay rabaan in shacabka in uu noqdo hoggaanka doorashada soo socota.

Usbuucii hore ayaa shabakada waxa ay cod online ah u qaaday shacabka Jubbalandwaxaana ku guuleystay 63% codadka ay qaaday Somali Elections Musharax Axmed Madoobe oo helay 63%.

Doorashadii maanta ka dhacday magaalada Kismaayo aya xildhibaanada Jubbaland aya waxa musharax Axmed Madoobe uu helay 73% codadka doorashada xubnaha baarlabaanka Jubbaland.


Haddaba shabakada Somali Elections ayaa usbuucan waxa ay cod u qaadeysaa afar ka mid ah musharaxiinta lagu wado in ay u tartamaan kursiga Madaxweynaha doorashada soo socoto.


https://somalielections.com/

https://www.caasimada.net/haddii-ay-doorasho-dhacdo-maanta-yaad-u-dooran-lahayd-madaxweyne-codee/
 

Crow

Make Hobyo Great Again
VIP
Add a poll to this thread. I think it will be Sheikh Sharif backed by Qatar. They like to switch who they back each cycle.
 

Jiron

wanaag
NABADOON
VIP
I like N&N dowlad, I think they have accomplished a lot and will do wonders in a peaceful setting. 4 more years insha'allah :)
 

Gibiin-Udug

Crowned Queen of Puntland. Supporter of PuntExit
I like N&N dowlad, I think they have accomplished a lot and will do wonders in a peaceful setting. 4 more years insha'allah :)
What have they accomplished? Can you name me 5 things they've accomplished other than killing innocent people, destroying other regions. I would love to read the list you come up with.
 

Trending

Top