TAARIIKH Taangigii Cagawayne Balse Ku Caanbaxay Magaca Saabuun Oo dib uguso Laabtay Gacanta Beesha reer mahad Cumar Maxamuud.
Taangigaan aya isagoo Habow ah ugalay Ciidanka Mahad Cambaashe dagaalkii 2018kii tukaraq kadhacay waxaana Xiligaasi Somalilamd Kaqaadeen Mahad cambaashe
Dagaalkii 25 August Beesha Reer mahad ayaa Gacanta kusoo dhigay taangigaan Oo aan Wali midabkiisa laga badalin .
Taangigaaan magacasiisa Saxda ah Waa Cagawayne Balse Waxa uu kucaan baxay Magaca SAABUUN oo ah taangi kale oo Ay Mataano ahaayeen
Beesha Reer mahad ayaa Haatan haysata Taangigii Cagawayne iyo Mid kale oo iidoorku lahaayeen