It is because of
@Shazzad who is searching for all posts that mention his people, Pakistanis.
So wait , waxaad leedahay ninkaas Geeljire ma ahan, miyaad cadeyn heysata in u yahay shisheeya rasmi ah oo ka soo jeeda qashinqubka caalamka, hadii u hadalkaaga sax yahay ama la timaadid daliil oo tixraaci kara isirkiisa , then walaahi waxaan ku dhaartay hadaan ahay ugaaska timoweynta iyo beelweynta raastada soomaaliyeed, Anigo Abdirastoole waxaan aanu dib ula noqonaya follow-ga aan ku sameeyay ninkaas
Ileen I don't like to follow shisheeye
Waa bilaahi tawfiiq
kkkkk