Official SomaliSpot Quiz

tenor.gif
you tryna say something walaal?
 
These are compelling riddles
1. Nin baa wado soo maray isagoo safar ah markaa wuxuu la kulmay nin kale oo safara lakiin oday yara weyn ah. markaasbaa ninkii ku yiri odaygii waryaa i qaad aan ku qaadee!! .... ka jawaab macnaheeda haddaad garanayso.

2. Maalin ramadaan ah ayaa nin muslim ah oo sooman ayaa soo galay meel xaaran lagu cunaayo. markaas ayuu laba koob oo shaaha isku dhuftay xaraarada haysay awgeed.Ninka soontii ma ka jabtay mise kama jabin????????

3. Miyaad garanaysaa halka nirigtu hooyaddeed uga weyn tahay??
2 kama jabin wuu isku dhuftay muuna cabbin
 
Last edited:
Top