Bohol
VIP
Gaari Jeegaanta leedahay oo gacanta lagu dhigay
5th July 2018
Mid ka mid ah gawaaridii lagu dhibi jiray reer Sool oo u soo gacan galay Puntland.
Waxaa jiida hore ee ciidamada Puntland kaga suganyihiin gobolka Sool gaar ahaan tuulada Holhol lagu soo dhaweeyay Gaari kasoo goostay degmada Laascaano oo ay lahaayeen Booliiska Jeegaanta.
Gaarigan oo ka howl geli jiray saldhiga dhexe ee degmada laascaanood ayaa ka mid ah Gawaaridii shacabka reer Laascaanood lagu dhibi jiray
Guddoomiyaasha labada gobol ee Nugaal iyo Sool, oo ku sugan jiidda hore ayaa soo dhaweeyay Gaarigan iyo ciidamadii la socday.