SomaliWadaniSoldier
Weeping for the Nation of 68
Khamiis, Janaayo, 02, 2020 (HOL)- Ururo ay mideysanyihiin masaajida kuyaala Norway ayaa bilaabay dadaalo lagu dhex dhexaadinayo Soomaalida ku heshiin la’ maamulka masjidka Towfiiq oo ah masaajidka ugu weyn Oslo oo ay Soomaalida gacanta ku hayso.
Muddo 3-asbuuc ah ayaa ka dhiman waqtigii loo qabtay in lagu xalliyoo khilaafka masaajidka, haddii lagu xallin waayana waxay Norway shaacisay inay dalkeeda ka tirtiridoonto urur diimeedka Soomaalida ee gacanta ku haya masaajidka.
Super Intelligent Somalis are fighting over Oslo Mosque alongside clannism: "Masjid beesheena ayaa leh iyo maya ma lihid"