NISA Agents Enter Kenya Kill A Police Officer And Seize 2 Rifles

Jaale Ugaas

Formerly Known As Somali Saayid
VIP
This isn't NISA officially at least, it's Fiqi Yaqcuub members of NISA who went and attacked the Kenyans.

Mowliid Galwaaq reported on this yesterday.
DEGDEG; Dagalka Culus oo u dhexeya Ciidanka Kenya iyo Ciidanka Beesha faqiyacquub oo kamid ah Beelaha Mareexaan ayaa goordhow ka qarxay Xaduudka,

Dagaalka waxaa ku geeriyootay 2 askari oo kenyati ah sidoo kale waxaa ku dhawacmay 5 askari oo kenyati ah hal askarina afduub aya lagu watay.

Dhina faqiyacquub hal nin ayaa dhawac ka soo garay,

Sida la sheegay Ciidamada Dowlada Kenya ayaa Magaalada Mandhera waxay ku xireen wiil dhalinyaro ah, oo deganaa Degmada Baladxaawo in mudo ah markii uu xirnaa xiriiro iyo wadahadlo dheer laga sameeyey sidii loo soo deyn lahaa ayaa ugu danbeyn loo qaadey Magaalada Nairobi ee Caasimada Dalka Kenya, arintaasi ayaa sababtey in Ciidamo ku heyb ah wiilkaasi dhalinyarada ay weeraraan Askartii Kenyatiga ahaa ee Xadka ku sugnaa waxaana wararka ay sheegayaan in halkaasi ay ku dhinteen labo askari oo Ciidamada Kenya halka shan kale la dhaawacay.

Qoriyihii labada askari ee dhimatey ayaa Ciidamadu horey u soo qaateen waxaana hada kacsan xaalada xadka labada Degmo oo dano waaweyn ay ka dhaxeeyaan sida Ganacsiga waxbarashada

Sidee u aragtaa Dagaalka ka dhex qarxay beesha faqiyacquub iyo Kenya?

The kenyan abducted a young man from the fiqi yaqcuub clan and took him to Nairobi and the fiqi yaqcuub responded in their own way 😅
 

Jaale Ugaas

Formerly Known As Somali Saayid
VIP
DEG DEG beesha Fiqi-yacquub ee Mareexan oo hubkii ay ka furteen dowladda Kenya dib ugu celiyay ayagoo Kenya u ballanqaaday xabad joojin.

Xiisadii ka dhex qaraxday Fiqi-yacquub iyo Kenya ayaa hadda dagtay waxaana socda wadahadalo labbada dhinac u billowday.
 
20th anniversary of the ICU is coming up, rumour has it they're planning a major offensive to mark it.
Retarded insurgents. They literally invade Kenya from the borders. They’re not ever getting into the capital. These niggas dont believe in borders
 

Trending

Top