Galmudug-State
VIP
Mashallah
Wasiirka cusub ee Amniga gudaha Mudane Abdulahi Mohamed Nur ayaa sidii caadiga ahayd u wata shaqadii Raysalwasaaruhu dalka H.E Rooble u magacaabay isagoo ku sugan xafiiska Wasiirka ee Wasaaradda Amniga gudaha.