New Generation Somali

Alluring

Sayonara
I'm 25, still considered new generation Somali, I did have a Myspace account, but a few months in, and we were already switching to facebook.
I'm 19 so I remember hearing of it as a kid but never actually used it. My first social media was facebook but I quickly switched over to instagram.
 
J-Rasta

Inactivated
VIP
Hada laga bilaabo xabashi baan ahay, jiilka hore iyo tan dambe sheegan meeyo,
Qabiil na kuma abtirsanayo , waana iscasilay fallanqeynta iyo siyaasada kama soo qayb galayo , ku bishaaraysta xilkaasi way banaan tahay, marlaabad baan idiin kugu so celinaya si aad u fahantaan dadweynayaal
Take the spot I'm no longer the Dr Osman of Generals.
Qoraal ama ku hadalka afkaan maanta baa igu dambeysa even in real life.
Magacayga waa Abel Tesfay
AbdiRastoole mar dambe ha igu yeeranin

SSPOT waan ka tagay ee reer Meraja baan ku biiray
Marka waxaan doonaya in aan ogeysiiyo inta qof oo aan isku dhacnay ama aflagaado isdhaafsiinay
cafis iyo saamax walaalkeena deriska rabshada badan,
hada ayaanu wada noqonay cadow , colaad rasmi ah labadeena dalal naga dhaxeeya ku mutaysta wax kale oran meeyo.

Nabad gelyo Geeljire

Viva Ethiopia Viva Addis Ababa.
 
Are you all right?
 
Trending

Latest posts

Top