Naciima Abwaan Qorane speech at Jigjiga University

Status
Not open for further replies.
Calanka Soomaaliya oo Jigjiga laga calmaday
BB7C82DB-E752-445A-A2EA-8C70059425D3-812-0000015B8D0535B6.jpeg


Tan iyo markii ay dhacday xukuumaddii hore ee Dowlad Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya, waxaa magaalada jidjiga ku soo badanayay waxyaabo badan oo dowladdii hore ay dadka deegaanka ka mamnuucday.

Waxyaabaha mamnuuca ahaa ayaa waxaa ka mid ah astaanta calamka Soomaaliya oo haatan aad looga xiiseeyo gudaha magaalooyinka sida Jigjiga oo kale.
Dharka lagu xardhay calanka Soomaaliya gaar ahaan duruucda ay xirtaan dumarka ayaa haatan gudaha magaaladaasi Jigjiga aad uga qiimo badan dharka kale.
"Diraca baatiga ama shiidka ah waxaan ku gadnaa 120 bir oo lacagta Itoobiya ah, balse marka lagu xardho calanka Soomaaliya waxaan ku gadnaa 300 oo bir." Ayay tiri Salma Yuusuf Ismaaciil.

Salma oo BBC-da kula hadashay magaalada Jigjiga ayaa sheegtay in ay xukuumaddii hore aysan ogolaan jirin in Jigjiga lagu xirto calanka Soomaaliya, "isla markaasna ay ku taami jireen in ay arrintaasi mar uun u suuragasho."
Diracyada iyo go'yaasha calanka Soomaaliya lagu xardhay ayaa gabaabsi ku ah Jigjiga.
Ra'iisulwasaaraha cusub ee Itoobiya ayaa horay u sheegay in ay dadku aragtidooda oo xor ah dhiiban karaan iyaga oo u maraya wadooqiin nabad ah.
Magaalada Nairobi iyo magaalooyinka gobolka Waqoyi Bari ee Kenya sida Gaarisa ayaa caadi looga xirtaa calanka Soomaaliya dareen la'aan, sababtuna waa in aysan dawladdu mamnuucin, dadkuna ay xor u yihiin wixii ay cawrada ku asturanayaan.
Calanka Soomaaliya oo kali ah Jigjiga ma tagin ee waxaa iska xaadiriyay dad aan la gabanin in ay aaminsan yihiin midnimada Soomaalida sida Naciima Abwaan qorane.


 

Dhay Geel

"Aar kow Dheh"
How ironic shes banished SL says its a democracy yet freedom of speech isnt allowed?

Treason is not considered free speech.
I’m somaliland you can openly criticise the president in public. But talking about unity with Amisomland is treason
 

Mercury

Ha igu daalinee dantaada raac
VIP
Treason is not considered free speech.
I’m somaliland you can openly criticise the president in public. But talking about unity with Amisomland is treason

:farmajoyaab:

Thats still freedom of speech if she thinks We should unite with Somalia

Calling it treason and jailing her for it shows how weak the government are
 

.279

VIP
Treason is not considered free speech.
I’m somaliland you can openly criticise the president in public. But talking about unity with Amisomland is treason

She's not a SL goverment official so how would it be treason? She's a private citizen
 

Dhay Geel

"Aar kow Dheh"
:farmajoyaab:

Thats still freedom of speech if she thinks We should unite with Somalia

Calling it treason and jailing her for it shows how weak the government are

Your paper government doesn’t even control the whole of Mogadishu. Your paper government is weak.
 

Mercury

Ha igu daalinee dantaada raac
VIP
No freedom of speech when shes getting paid sacks full of cash from a enemy state to be anti SL.

That sounds like bullshit you really think she was paid lol to even call it treason is messed up

In my opinion

-Anti SL is when the mayor, goverment officials pockets money for themselves

- cops taking bribes and turning a blind eye
 

Mercury

Ha igu daalinee dantaada raac
VIP
Your somaliwayn supporter, you traitor. Shame you can’t express your self in your homeland.
Now run along to your Amisom boyfriend and play who gets bombed today.

Thats cold of you to make fun of innocent people like that

Im not a traitor the only traitors are the oldheads spewing clan nonsense And the corrupt politicians taking advantage of the people
 

Dhay Geel

"Aar kow Dheh"
Thats cold of you to make fun of innocent people like that

Im not a traitor the only traitors are the oldheads spewing clan nonsense And the corrupt politicians taking advantage of the people

They were not innocent when they were killing my people. They support the killers that killed my people, I will not feel sorry for them.
 

Mercury

Ha igu daalinee dantaada raac
VIP
They were not innocent when they were killing my people. They support the killers that killed my people, I will not feel sorry for them.

Look many people died in the war
That doesnt justify making fun of bomb victims
 

Dhay Geel

"Aar kow Dheh"
Look many people died in the war
That doesnt justify making fun of bomb victims

Only 1 clan got bombed by the government, only 1 clan experienced genocide. Somalia was the only country to bomb its citizens. We will never forget, not will we ever feel sorry for our killers.
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top