Nabad iyo Nolol cleaning up Marka from Mooryaan and give back to natives

TekNiKo

“I am an empathic and emotionally-aware person.
VIP
Ciidanka guutada 14-ka Oktoober, ee uu aas aasay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo islamarkaana lagu xasuusto nabadii iyo dib u heshiisiintii ay ka sameeyeen magaalada Marka ee xarunta gobalka Shabeelada Hoose, ayaa hadda lugaha la galayo taariikh xun oo madow taas oo dhaawici karta guushii madaxweyne Farmaajo uu ka soo hoyay dagaaladii Marka ee qabaa’ilka salka ku hayay.

Warar ay heshay Caasimada Online, ayaa xaqiijinaya in guddoomiyaha gobalka Shabeellada Hoose Ibraahim Aadan Najax, guddoomiyaha degmada Marka Cabdullaahi Waafow ay ciidanka 14-ka Oktoobar u adeegsanayaan caburinta, xariga iyo jirdilka dad gaar ah oo daga Marka, kuwaas oo aan wali ka soo kaban boogihii ka dhashay dagaalada Sokeeye.

Caasiamda Online, ayaa xaqiijisay in tobaneeyo dhalinyaro ah oo aan wax dambi ah gelin ay ku xiran yihiin magaalada Marka, kuwaas oo ka soo jeeda beelo gaar ah, waxaana aerinataasi lagu tilmaamay beegsi gaar ah.

Sidoo kale waxaa jirta in markii ay magaalada wax ka dhacaan la xiro oo kaliya dhalinyarada ka soo jeeda beelaha Hawiye iyo reer Banaadiriga waxaana dadka ay aad uga cabanayaan dhibaatooyin ay kala kulmayaan dad u dhashay Beesha Biyamaal, gaar ahaan Waafow iyo Sarkaalka hoggaamiya 14-ka Oktoober Cusmaan Xasan oo loo adeegsaday caburinta shacabka.

Najax oo kasoo jeeda beesha Garre ayaa isbahaysi la ah saraakiisha Biyamaal ee Waafow uu ka mid yahay.

Dadka Banaadiriga ah iyo beelaha kale ee Hawiyaha ah waxay dareemayaan caburin iyo dhibaatooyin daran oo aan lala qaban, waxaana tabasho ka nahay Najax, Waafow iyo Cusmaan Xasan, hadii aan wax laga qaban waxaa halkaan dib uga qarxi doono dagaalo Sokeeye muddo aan fogayn” ayuu yiri Sarkaal sare oo ka tirsan milateriga Soomaaliya oo ku sugan gobalka Shabeellada Hoose.

“Maalmo ka hor waxaa jirtay in ay xiisad culus ka dhalatay odayaal gaaraya 7 qof oo lagu xiray Marka kadibna ay magaalada halis ku gashay in dagaalo dib uga qarxaan” ayuu yiri qofka aan la hadalnay oo ka tirsan Saraakiisha Milateriga Soomaaliya ee gobalka Shabeelada Hoose.

Wallahi this is the best govt since MSB mooryaans who stole Biyoomaal land are now being arrested and cleaned up in operations les by Waafoow and SNA. No more mooryaanism.
 
TekNiKo

“I am an empathic and emotionally-aware person.
VIP
If this continues, NN will be chased down and Farmaajo will run to Adis Ababa.. but we will keep patient
Guriceel ku laabta meeshan dawlad ba ka jidhaa. Biyomaal own Marka for centuries. Habargidir guriceel ka imid xaq u mlgn inu dhulkiis dhaco
 
SomaliWadaniSoldier

Weeping for the Nation of 68
Interahamwe
VIP
Guriceel ku laabta meeshan dawlad ba ka jidhaa. Biyomaal own Marka for centuries. Habargidir guriceel ka imid xaq u mlgn inu dhulkiis dhaco

We shall see kkkkk

Waterboys tried to intimidate us by killing unarmed civilians. When we fought back and killed many of them, they started to beg for peacetalks.

They know Habargidir loves martyrdom a lot, they dont fear death.
 
Back to red sand Galguduud

:trumpsmirk:

Well done N&N

You must be joking right, to honestly believe that an langaab group of mx iyo murursade can suddenly change the demographics of the HG in S/hoose, HG has been entrenching there for the past 30 years, i doubt anything at all will happen.

and also knowing the munaafiq @TekNiKo he left this piece of info (text below), that explains how HG, Abgaal iyo Badicada have had an Hawiye shir in shalanbood (btw shalanbood is the HQ of the SNA S/hoose which is under HG's control since 90s) on how to cancel out the langaab group N&N battalion stationed in Marka, here is the text that was cutted by tekninko;

''Waxaa jira kulamo ka kala dhacay Shalaanbood iyo degaan duleedka ka ah Marka, kulamadaasi oo looga tashaday sidii looga hortagi lahaa wax ay Tacadi ugu yeereen dadka degaanka ee gobalka Shabeelada hoose, gaar ahaan beelaha Habar-gidir, Abgaal iyo Baadi-Cadde. Dadka degaanka ayaa qaba cabsi badan oo ah in dagaaladii ay dib u soo laabtaan.''

https://www.warqaad.info/xog-ciidan...as-aasay-farmaajo-oo-hab-beeleed-adeegsanayo/
 
Honestly I didnt cut it out, I was too lazy to copy the whole thing.im on a mobile.

This actually shows your power has been significantly weakened. Did you forget HG are also part of N&N like Mujaahidka Saadaq John oo Cabdishakuur ciidankiis kabaha ku aasay :deadosama:

Dont forget that Taliyaha Guud Odaawaa is Abgaal he also has been recently promoted by NabadIyoNolol:dead:

We are an idealogy not a qabiil, do you think marehan and murusade alone are in Oct 14 many hawiya work with us to defeat mooryanism and terrorism sxb

Did you think you could support Axmed Madoobe without any consequences? Biyomaal guul
 
Waryaa @TekNiKo please don't tell me you quoting that caasimada dad isku dir crap

Reer Shabeelada Hoose made peace, kissed and hugged and are currently experiencing a renaissance
 
11xfr8.jpg
 
Top